Kufsi iyo xarig ka dhacey Gobolka Afdheer

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Afdheer ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay Magaalada Filtu ay Gabdho yar uar si arxadanro ah ugu kufsadeen, isla maraakana xabsiga dhigeen 15 of oo ay ka midyhiin Gabdhaha kufsiga loo geystey

Ciidanka Wayaanaha ayaa soo xoojiyey olohodii isiri sooca aaa ee ay ku hayeesn shacbka Soomaalida ee Gobolka Ogadeniya.

Sida dadka deegamku noo xaqiijyeen Gabdhaha la kufsadey ayaa naloogu sheegay:

  1. Amina Badal
  2. Asiya Sugaal
  3. Canab oo aanaan magaceeda oo buuxa




Recent Videos

Loading...




error: Content is protected !!