Jidka Baabili iyo Jigjiga oo xiran

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in jidka isku xidha magaalada Baabili iyo Jigjiga ay xidhan yahay  kadib markii Banaanbaxa ka dhanka ah xukunda TPLF uu saameeyey.

Sida warku sheegayo waxaa istaagey dhamaan Baabuurtii ganacsiga ee labada dhinac u kala goosheysay. Magaalada Jigjiga ayaa waxaa soo food saartey Khudaar yaraan iyo in Jaadkii maanta magaalada laga waayo.




Recent Videos

Loading...




error: Content is protected !!