Itoobiya oo kacdoon xoog leh ka socdo

Itoobiya oo kacdoon xoog leh ka socdo

Xukumada Itoobiya ayaa waxaa ku furan kacdoon shacab oo lixaad leh oo ay wadaan qoomiyada diidan xukunka TPLF. Kacdoonkan ayaa gaklay wenji cusub intii ka dambeysay is casilaadii Ra’isal wasaare ku sheegii Itoobiya.

Waxay ciidamada wadanku soo rogeen xukun deg-deg ah oo ay ku dhawaaqeen in uu socon doono mudo lix bilood ah, iyaga oo sharciyeynta xukunkaas u soo maray Baarlamaan ku sheega ay TPLF aburatey kaas oo ansixiyey xukunka deg-deg ah.

Hadaba dadweynaha Ityooboya gaar ahaah qoomiyada oromada ayaa ka dhego adeygtey xukunka, w2axayna sii xoojiyeen baananbaxii ka dhanka ahaa taliska TPLF.

About The Author

Ahmed Abdi

Ahmed Abdi is a Somali journalist




Recent Videos

Loading...




error: Content is protected !!