Ciidanka Woyanaha oo dad badan ku xasuuqey Mooyaale

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Mooyaale ayaa sheegaya in Ciidamada Woyaaha ay xasuuq ka geysteen magaaladaas, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 15 qof, halka dhaawacu gaadhayo boqolaal qof. Gumaadka shacabkan ayaa waxa uu qayb ka yahay xasuuqa ba’an ee cidamada Itoobiya ee Woyanuhu hogaamiso ka wadaan guud ahaan Itoobiya.

Warku wuxxuu intaas ku darayaa in Ciidmaada Itoobiya magaalada ka jareen korantadii. Boqalaal qof ayaa ka bara akacay magaalada kuwaas oo u qaxay dhinaca xadka kenya.




Recent Videos

Loading...




error: Content is protected !!