Ciidamada Itoobiya oo bilaabey hub iibin.

Saraakiil ka mid ah Ciidamada Itoobiya ayaa lagu xirey magaalada Diri dhaba kuwaas oo ka ganacsanayey hubka. Ciidamadan ayaa u badnaa kuwa sirdoonka.

Kacddoonka shacabka ee ka taagan Itoobiya ayaa waxaa uu saameyn weyn ku yeeshay ciidamada Itoobiya kuwaas oo bilaabey in ay xeryaha baneeyaan, isla markaana hubkooda iibiya si ay jid mar uga dhigtaan




OGADEN: Ethiopia’s Hidden Shame

Loading...




error: Content is protected !!