Category: Itoobiya

Banaanbax ka dhacey Jaamcadaha Itoobiya

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Oromo iyo Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in banaanbax ka dhan ah xukumada Itoobiya ay ka dhaceen qaar ka mid ah jaamacada Goboladaas. Banaanbaxan ayaa waxaa dhigey Ardeyda Jaamacadaha ay ka midka yihiin Gondor, Ambo iyo  Oda Butan. Dhinaca kale, wararak kale ayaa sheegaya in uu jiro iska hor imaaad u dhaxeeya Ardeyda ka soo jeeda qoomiyada Tigrea oo hal dhinac ah  iyo kuwa Oromoada iyo...

Read More

Ciidamada Itoobiya oo bilaabey hub iibin.

Saraakiil ka mid ah Ciidamada Itoobiya ayaa lagu xirey magaalada Diri dhaba kuwaas oo ka ganacsanayey hubka. Ciidamadan ayaa u badnaa kuwa sirdoonka. Kacddoonka shacabka ee ka taagan Itoobiya ayaa waxaa uu saameyn weyn ku yeeshay ciidamada Itoobiya kuwaas oo bilaabey in ay xeryaha baneeyaan, isla markaana hubkooda iibiya si ay jid mar uga...

Read More




OGADEN: Ethiopia’s Hidden Shame

Loading...




error: Content is protected !!