Cali Cabdallah Saalax oo la diley

Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdallah Saalax  ayaa maanta lagu diley magaalada Sanca.  Kooxada Shiicada ee loo loo yaqaan  Xuutiyiinta ayaa ganaalo culus ku garaacey y guriga uuuu degenaa Cali Cabdallah, halaas oo uu ku geeeriyoodey.

Cali Cabdallah Saalax ayaa xukunda dalka  Yemen ka degen  sanadkii 2012 kadib markii ay saameysay kacdoonkii ka dhacey dunida Carabta. Mudooyinkii dambe wuxuu xulufo la’ahaa kooxda disheyee Xuutiyiinta, balse maalmihii la soo dhaafey ayaa sida la sheegayo wuxuu go’aansadey in uu ku biirayo xulufada Sacuudigu hogaamiyo ee ka soo horjeeda Xuutiyiinta oo gacan saar dhaw la leh wadanka Iiraan.




OGADEN: Ethiopia’s Hidden Shame

Loading...




error: Content is protected !!