Banaanbax ka dhacey Jaamcadaha Itoobiya

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Oromo iyo Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in banaanbax ka dhan ah xukumada Itoobiya ay ka dhaceen qaar ka mid ah jaamacada Goboladaas. Banaanbaxan ayaa waxaa dhigey Ardeyda Jaamacadaha ay ka midka yihiin Gondor, Ambo iyo  Oda Butan.

Dhinaca kale, wararak kale ayaa sheegaya in uu jiro iska hor imaaad u dhaxeeya Ardeyda ka soo jeeda qoomiyada Tigrea oo hal dhinac ah  iyo kuwa Oromoada iyo Amxarada.




Recent Videos

Loading...




error: Content is protected !!