Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Soomaaliya Faroole oo 17 qof oo shacab ah Itoobiya u gacangeliyey

Faroole oo 17 qof oo shacab ah Itoobiya u gacangeliyey

E-mail Print PDF
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in July 21, 2010 uu Maamulka Faroole dad shacab ah oo gaadhay 17 qof u gudbiyey ciidamada Itoobiya ee a halwgala Galaadi. Dadkan oo ah dad qaxooti ah oo ka soo barakacay dhiba ay Ciidamada Itoobiya ka wadaan Ogadeniya.

Ilaa hada lama oga xaalada dhabta ah ee dadkaasi ku suganyihiin.

Ma'aha markii ugu horeysay ee fal dambiyeed ka dhan  ah bani'aadamnimada uu maamulka Faroole kula kaco shacabka Ogadeniya. Todobaadkii la soo daahey ayey ahayd markii Maamulka Faroole xabsiga dhigeen Suldaanka Beesha Absame oo ah nin aad looga yaqaano Goboladai bari, halkaas oo uu in mudo ah degenaa hanti badan ku lahaa.
Comments (2)Add Comment
0
...
written by somalia is one in mogadisho, August 02, 2010
maamulka Puntland iyo kan Somaliland waa kuwo meel uga dhacay sharafta umada soomaaliyeed meel kasto ooo ay joogaan waxaanse dhihi lahaa war hooy waxaad wadaan kafiirsada!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Sunday, 25 July 2010 19:05 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 55 guests online