Sida warku sheegayo Suldaan Jaamac Xasan oo ka soo kicitimey Magaalada Boosaaso ayaa waxaa hotelka uu degenaa ku soo booqdey madaxa Puntland ee Gaalkacayo. Inkasta oo aysan cadeyn ujeedada uu Gudoomiyhu u soo booqdey Suldaanka iyo waxa laga wada hadley, hadana daqiiqado markii uu sii maqnaa ayaa waxaa Suldaanka u yimid Ciidamo Daraawiish a oo ka amar qaata Gudoomoiyha Gobolka Gaalkacayo, kuwaas oo Suldaanka kala baxay Hotel-kii uu degenaa.
Suldaan Jaamac waana ganacsade aad looga yaqaano Gobalada Bari, wuxuuna mudo badan ki noola Bari oo uu hanti badan ku leeyahay.
Suldaanka ayaa waxaa caan ku ahaa ka shaqeynta iyo Isfahanka dadka wlaalaha ah ee ka soo Jeeda Ogadeniya iyo Gobolada Puntland.
Ilaa hada lama oga meel lagu hayo Suldaanka, dad badan ayaana ka walaacsan in falkan ay ka dambeyso xukumada Itoobiya, kuwaas oo ka cabsi qaba in Suldaanka loo gacan geliyo Taliska Addis Ababa.
Dhinaca kale, waxaa la sheegayaa in Suldaanka Xaaskiisa oo xanuunsaneysa ay ku sugantahay Gaalkacayo, sababta uu Suldaaku Gaalgacayo u soo booqdeyna ay ka mid ahayd isgaa oo xaaskiisa keeney Dhakhtar halkaas ku yaala.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (30)

written by Cali lugyare, July 20, 2010
Xabashiduna Ogadenia kaliya ma haysatee, waxay haysataa carriga soomaaliyeed oo idil. Puntland na waxay uun kamid tahay dhulka soomaaliyeed ee xabashida ka amarqaata.Suldaankani xaq buu uleeyhay gaalkacayo inuu tago oo waa dalkiisii hase yeeshee waxaaban jirin meel uu ku badbaadahayo oo uu xabashi kaga nabad galahayo, oo xitaa haduu jigjiga joogi lahaana walaalkii Ina ileey ayunbaa loo adeegsan lahaa.Marka soomaali xalkeedu wuxuu ku jiraa in axmaaro layska celiyo.
written by warsame, July 20, 2010
wallaahi waxaa wax lala yaabo ah dad walaalo ah oo isku diin ah oo iskudhaqan ah oo iskudan ah oo isku dad ah waxay isu gu dhiibayaan cadaw labadoodaba ucadaw ah run tii waa nasiib daro waana wax laga xishiido waana wax laga xumaado war yaa kii iidoor ayaan layaabanayne adoo daarood ah ayaad kadar tay sooma aha way inootahay nab sigu waa hadh wareega mar kaaga adkayso ogaadeeniya way kabixi doontaa gumaysiga wayna aar goosanayaan inshaa allaah
written by cobra, July 20, 2010
How Putland artificial regime treats Ogaden innocent helpless civillian is untolerateable,and we have to do something about it.There are many of them in ogadenia( Qaniinyaa Qaniinyo kaa rujisa).and they are corward too.because coward kills only those in his house.
written by IIdaan Biixi, July 20, 2010
I know what you feel my brother, but don’t forget who the real perpetrator is. It is not an innocent person in Ogaden regardless of their clan affiliation; this is how the Ethiopians want us to think ( lafo gari iyagaa laysku jabiyaa)
written by IIdaan Biixi, July 20, 2010
Ethiopians want to use the Somalis against other Somalis and then say ( isku soo duuboo soomaali imisaa ka dhimatay). People of agaden are known to be the most nationalistic among the Somalis and I hope that they will defeat the woyane and liberate not only ogaden but also the greater Somalia.
written by cobra, July 21, 2010
Lidaan, you are absolutly right, but remember one thing(Rag idaa kuguma daayee waxuu kugu dayaa la tusaa) we know what Melese mean by sending these two tribe based selves named regime to Ogaden civillian to kill, arrest,loot (divide and rule)we have waitted more than necessary, these foolish regims to understand the aim of this colony regime,Dhabyaca and iidoor will never change their criminal activities unless we show something.
written by cobra, July 21, 2010
Tigree is less than 10m,as you know ogaden people stood together against this nomadic colony since 1993.After this regime realized that he can't defeat Ogaden people by himself, he started using these two tribe based self named regimes,Melese gave them Ogaden districts to these regimes and he told them to kill and arrest ogaden people,and they took the deal. (Selfish)So this is not something simple.if they don't do that they will lose a lot of interest.
written by Togane !, July 21, 2010
Saaxiibayaal waxaan idiin sheegayaa hadiinan tashan waa la idiin talin, waxba puntiland ama cidkale ha qabsanina, ee idinka muraayad isku fiiriya. Inta aa saas tihiin cirbada waa la idinla ekeysiin.
written by Cali lugyare, July 21, 2010
think we should not miss the bigger picture here. The Somali nation was divided in five small regions by the European colonialist. In post colony Somalia is still under colony albeit an African one. The Fake Ethiopia colonises our country.
written by Cali lugyare, July 21, 2010
If TPLF can defeat the mighty dergi, and the Somali warlords can defeat the mighty Somali Army, surely ONLF will be able to defeat the Ethiopian Colony and establish the Republic of Ogaden . Then the pride and the dignity of the Somali Nation will be resuscitated. The good thing is ( Soomaali Ceelna Uma Qodna Ceelalyana uma maqna) Is not true any longer ONLF is the only hope for the Somali nation as well as Ogaden.
written by rooble Alideeq, July 21, 2010
waa nasiibro in maanta Puntland dadkii somalida ahaa tidhaahdo kaguura dhulka dadna Xabashida udhiibto. laakiin waxaan aamin sanahey shacabka reer puntland inaynan Faroole iyo ka dhulkiisii laheyso laqabin taageerida Xabashida. but one things is for sure soon or later Ogadenia will come free
written by cobra, July 21, 2010
Mr Togane I agree with you a part Of your comments ,you are right saying if you don't govern your self someone else will govern you,or if you don,t talk(ponder) your self and agree together someone else will take chance dividing you.
But keep in your mind that, ONLF works like government absolutly,it has every kind of government branches and it works democraticaly.
But keep in your mind that, ONLF works like government absolutly,it has every kind of government branches and it works democraticaly.
written by Cabdullaahi Jooqle, July 21, 2010
Waxaan wada Ogsoonnahay shacabka soomaaliyeed ee waqoyi bari daga inay ku jiraan kumanaan wadaniyiin ah oo halgankii xorriyadda ka qaybqaatay, eegana aan ogolayn in axmaar gumaysto.waase nasiib darro kuwaasi inaanay muuqanin oo maanta Soomaali gabigeedba loo dhiibtay afar madiidin oo axmaarada u adeega. halkaas waxaa ka cad baahida loo qabo inuu Sayid Maxamedkii labaad haatan soo baxo.
written by cobra, July 21, 2010
Mr Godane you spoke well, but don't forget that proverb says think before you talk!
I mean it seems to me that you don't know much about what you are talking about, if you see one or two person you have to keep in your mind that the colony is still there and using any tool available using money,so all the foolish any money lovers will fall that trap.But majority of ogadenia is united with ONLF.
I mean it seems to me that you don't know much about what you are talking about, if you see one or two person you have to keep in your mind that the colony is still there and using any tool available using money,so all the foolish any money lovers will fall that trap.But majority of ogadenia is united with ONLF.
written by cumar saleeban ciise, July 21, 2010
ogaadeen meel kasta waa basaas waana somalidiid marka ama xabashi ha loo geeyo ama gaal gacanta haloo galiyo adeeroow anaga puntland ma rabno wax qas la yimaada
ogaadeen dhul aan dajinay dadbaanu ka dhignay ka dibna aniguu ayuu guryahayaga qarxinayaa
ogaadeen dhul aan dajinay dadbaanu ka dhignay ka dibna aniguu ayuu guryahayaga qarxinayaa
written by cobra, July 21, 2010
ONLF is dedicated to defend its people where ever they are and that is why it took gun, it want its people to get the rights they deserve.
Most of ogaden intellecual supported ONLF, don't forget I am not talking about( Dabaqoodhi) perpetrator. Like Ina illeey and many more whom think only their stomach. Ina illey doesn't care even if wayne militias rape his own mother in front of him.We consider such people that they are like domestic animal,so they are the livestock of Melese.
Most of ogaden intellecual supported ONLF, don't forget I am not talking about( Dabaqoodhi) perpetrator. Like Ina illeey and many more whom think only their stomach. Ina illey doesn't care even if wayne militias rape his own mother in front of him.We consider such people that they are like domestic animal,so they are the livestock of Melese.
written by Sandheere, July 21, 2010
Ogaadeen dib ha isu fiiriyo hana isku noqdo. Inta xabada caatada ah ee xikmad la'aantahayi ka socoto Ogadenya walee in badan waa la idin iibsan. Dowlada Itoobiya oo 80 Million ah gaal oo dhana daga taagan yahay isla markaana soomaaliya meel ku hubsatay haduu ogaden yiri xabadka ayaan u dhigan oo waan ka kicin dhulka arintaasi waa nin maalin cad riyooday. Silican iyo dhiibidan waxaa lagaga bixi karaa in heshiska nabda ee socda la taageero.
written by geedi, July 21, 2010
Illahay ayaa mahadleh dadka kala fadilay! cumar ciise suleemaan waxaad ku caytantay basaasnimo sida aanu oganahyna laga soo bilaabo xiligii halgankii darawishta ilaa burburkii somalida. kaad boqorka ugu yeedhi jirteen, iyo ina yussuf yeey iyo ilaa hadda ayaad jaajuusintihiin. qardho iyo boosaaso oo kuleeylbadan Illahay nooma baahin. aduunka meelkastana safar waa lagu takaa ee safarada iyo martida iska qabqabsada.
written by cobra, July 22, 2010
Sandhere let me remaind you one thing you are missing, Tigreey is less than Ogadenia and they captured all Ethiopia, ONLF believe that it can capture all Ethiopia,if there is some one dreaming daytime you are the one don,t look for some where else.and there is nothing called 80m Ethiopian all Oromo which is half of Ethiopia is with ONLF, nobody wants Melese maybe you money lover,stop this foolish idea ogadenia is better than Tigree,ONLF better than Melese and criminal regime.
written by cobra, July 22, 2010
What do you mean (Doqontu qofacday meel laga qoomayna Mataqaan) Sandhere, that proverb you used is my fathers asset,you can't use any more without my consent,ONLF and Ogadenia don't need your trash advise take it to dictator Melese(criminal),Ogaden people are well prepared and they want to get their freedom back whatever it cost to them,Ogadenia is Ogadenia and Ethiopia is Ethiopia we are there by force and no more force.
written by cobra, July 22, 2010
We got millions whom are very educated in all over the world so we don't need those trash idea from the traitors(Dabaqodhi)remember that we are in 21 century,we know what colony is,and we know what we are doing. Tell that trash to those whom don't know colony,Somaliland and Putland..
This criminal dictator killed our people and raped our ladies, so enough is enough no more wayane in ogadenia.
This criminal dictator killed our people and raped our ladies, so enough is enough no more wayane in ogadenia.
written by Sandheere, July 22, 2010
Waxaan rajayn inagoon is caayin inaan fikir is waydaarsano. Qofku haduu khayaali inta iska dhaadhiciyo uu yiraahdo yaan la igala hadlina waa cajiib. Raga ku doodayo ogaaadeen ayaa gobalkaa ka xorayn kara Itoobyia hada ( ma sheegin waqti kale oo siyaasada aduunka iyo xaalka soomaaliduba is badashay) walaalayaal ma waxaanaan ogayn ayaad ogtahiin. Dagaalkan somaalida gobalka iskadaaye waxaan u dhanayn ogaaden oo hal reer ayaa wada waana mz.
written by Xudurayle, July 22, 2010
Horta qofka adduunka ugu dogonsan waa kan umaleeyay Ethiopia inay tahay waddan 80 malyan ka kooban oo isku raacsan in Ogadenia la gumaysto. Maanta in yar oo Tigree ah iyo in yaroo kale oo axmaarada kamida oo (tawahedo) lagu magcaabo ayunbaa loo baahanyahay in banaanka layska mariyo. Qofka caaqilka ahi waxa manta jooga uun kama fekero ee wuxuu saadaaliyaa waxa barri iman kara. Sida muuqato wax Itoobiya la yidhaahdo ma jiri doonto waxaa halkaa kasoo bixi doona tobonaan wadan oo kale.
written by cobra, July 22, 2010
Ogadenia waa sagaal gobal, sagalka gobolna waxaay ka soo horjeedaan joogitanka wayanahu aay jooganan Ogadenia.Ogadenia waxaa haysta gumeysta isticmalaya propogando been ah, lacag iyo dad aan wax garad ahayn.Ma la heshiin nin hoyadaa hortada ku kofsaday iyo is laantadii, abahana hortada ku dilay,gurigaagina xoog ku qabsaday kuna haysta.
written by cobra, July 22, 2010
Sandheere waxaad is ticmalaysaa Propagandadii gumeystaha qabiyoo xukun majiro wax layirahdo somali iyo ogaden waxaan dhamaan nahay somaali dagta ogadenia xogna la gu haysto,jooji qaybiyoo xukun,waxaan la dagalamaynaa kana soo horjedna gumeyste gufsada hooyinkana dila abyaashan,xogna ku haysta guryahanagii.waan ku midaysanahay.in aan kaxorowno Melese,iyo Dabaqoodhi.
written by cobra, July 22, 2010
Ogadenia consist 9 regions,the population of those 9 regions unted to be free from Ethiopia,whom is there by force.Never try to divide us we are all from ogadenia,no tribe in ogadenia,Ogadenia is under nomadic colony whom using false propaganda,money and foolish people.
we can call foolish,animal, anyone accept his mother to be raped infront of him ,is foolish,like Inna illey,and many more.
we can call foolish,animal, anyone accept his mother to be raped infront of him ,is foolish,like Inna illey,and many more.
written by xirnimo doon, July 23, 2010
WAR MAXAA HANKIINA YAREEYAY INTAAD SOMALI OO AN WAXBA ISLA HAYN KU DOODAYSAAN MAANU NIDHAAHNO ETHIOPIA XUKUN KEEDA BAANU LAWERERIG OO ANU SOMALI DA KALENA KUSOODARI WAR ILAHAY KAYAABA OO HANKIINA HAYAREYNINA ALE TALO WAYDISTA
written by Bashir, July 23, 2010
i think absama suldan he deserve this do you know why last twenty yesars they siting behind they didnt support ogadenia freedom so they were happy with ETHIOPIA slave absame they have to understand who they are before is too ,late iam sorrey what happing to him if he survive this time he have to change all absame people i will advice to them to come with ogadenia freedom other ways abasame they will go alone then they will go to Ethiopia jail one by by one
written by Bashir, July 23, 2010
this is not the time absame still sleeping this is not the like 1940 this is 20210 they have to wake up how come they didnt support ogadenia independentce i dont care how your trips is if you live in ogadania you have to saupport ogadenia
yet.before that they will go up,
yet.before that they will go up,
written by Bashir, July 23, 2010
this is not the time absame still sleeping this is not the like 1940 this is 20210 they have to wake up how come they didnt support ogadenia independentce i dont care how your trips is if you live in ogadania you have to saupport ogadenia
yet.before that they will go up,
yet.before that they will go up,
Write comment








