Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Feb 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Soomaaliya Maamulka Faroole oo sheegay in uu sii daynayo 3 Wiil oo ka soo jeeda Ogadeniya oo ku xidhan Boosaaso.

Maamulka Faroole oo sheegay in uu sii daynayo 3 Wiil oo ka soo jeeda Ogadeniya oo ku xidhan Boosaaso.

E-mail Print PDF

Wararka naga soo gaadhaya maagalada Boosaaso ayaa sheegaya in maamul ku sheega Faroole go'aansadey in uu sii daayo 3 Wiil oo Xabsiga ugu xidhnaa. Wiilashan ayaa ka mid ah 5 will oo Maamulka faarole bishii Oct 19, 2009 ka qabtey dekeda Boosaaso iyaga oo ka soo noqdey wadanka Yemen.  Mid ka mid ah Wiilsha ayaa bilowga bishii Nov , 2009 ku geeriyoodey xasbiga magaalada Boosaaso. Sida warku sheegayo Wiilkan oo lagu magacaabi jirey Cabdulaahi Xassan Cali ayaa u dhintey jidh dil ba'an oo ay u geysteen Sirdoonka Itoobiya iyo Ciidamada Maamulka Faroole. Sidoo kale mid ka mid ah Wiilahaas ayaa gacanta loo geliyey Xukumada Itooboya, wiilkan oo aan ilaa hada lo ogeyn nolol iyo geeri ayaa magaciisa nagoolu sheegay Cabdi Maxamed Xasan (Cabdi Teerso).

3 Wiil ee xabsiga Boosaaso ku xidha ee hada la filayo in la soo deyn doono ayaa lagu kala magacaabaa;
  1. Faseex Cataab Cali
  2. Maxamed Xasan Muuse
  3. Maxamed Sheikh Batri

 

Comments (2)Add Comment
0
waa cadaadis xagga caalamka kaga yimid
written by ahmed, January 05, 2010
now a days some of the somali people are hunting ogaden people like a wild to apologize ethiopian government but this will make any change for ogaden and somali people
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Tuesday, 05 January 2010 06:38 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 104 guests online