Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Soomaaliya Wiil ka mid ah wiilashii Xabsiga Boosaaso ku jirey oo dhintey

Wiil ka mid ah wiilashii Xabsiga Boosaaso ku jirey oo dhintey

E-mail Print PDF

War dhiilo xambaarsan oo naga soo gaadhey Boosaaso ayaa sheegaya in mid ka mid ah 4 Wiil oo Xabsiga Boosaaso ku jirey mid ka mid ah halkaas ku dhintey.

Sida warku sheegayo Wiilkan oo lagu magacaabi jirey Cabdulaahi Xassan Cali ayaa u dhintey jidh dil ba'an oo ay u geysteen Sirdoonka Itoobiya iyo Ciidamada Maamulka Faroole.

Wiilkan ayaa ka mid ah 5 will oo Maamulka faarole bisha Oct 19 ka qabteyn dekeda Boosaaso iyaga oo ka soo noqdey wadanka Yemen.  Mid ka mid ah Wiilshan ayaa todobaadkii hore Sirdoonka Itoobiya diyaarad khaas ah ku qaateen.

Faroole ayaa maamlmahan Idaacada uga hanjabayey shacabka Ogadenoya, isaga oo ku tilmaamey in aysan ahayn dad haysta dhalashada Somaaliya.

Dhinaca kale, odey dhaqameed ka soo jeeda Gobolka bari oo lagu  magacaabo Suldaan Afguduud ayuu Maamulka Faroole xabsiga dhigey kadib mar uu ka hadley falka guracan ee maamulka faroole kula kacayo shacabka Ogadeniya

Comments (16)Add Comment
0
GO Ethiopia iyo Somaliland, Boosaasso waa suuqa xoolaha ABSAME! :)
written by Somaliland iyo Ethiopia waa walaalo., November 02, 2009
Ethiopia iyo Somaliland waa laba dowladood oo walaalo sax ah. ONLF waa argagixiso caalami ah. Wixii argagaxiso ahna waxaa ladhigayaa Alambaqa/xabsiga aduunka ugu xun/adag ee ethiopia kuyaalla. Wixii argagagixiso ahna waxaa inoo jooga Halyeyga Somaliland ee Faysal Cali Waraabe. Ilaa hadda wuxuu xabsiga ethiopia dhigay inbadan oo ah ONLF. kuwo kalena waannu u rajeeynaynaa. ONLF xabsiga ladhugay maxaa micno oo ay leedahay? Dee waa waxba, lol, lool, loool, loooool,
qofkii wax kaqaba ha'igala soo xidhiidho shabakadda emaylka,
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it '> \n This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it '> This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it smilies/grin.gif
0
Ilaahay ha u naxariisto...
written by Muhsin, November 02, 2009
Illahay waxaab uga baryayaa marxuumka xaqdarada lagu dilay inuu ilaahay janadii ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.....Aamiin.


0
Xisaabaa kadanbayn.
written by Abdirahman Ahmed, November 02, 2009
waxaan filayaa qabqable faroole iyo saaxiibadii sixun ayay uxisaabtameen, mana ayna darsin waxa kadanbeeya aragtidooda gaaban. hadii ay udhaga nuglaadeen cadowga itoobiya fariintiisa ah inay ladagaalaan shacabka Ogadenia. miyuu iloobay in aan nahay kuwa marwalba dariska ah mise wuxuu isleeyahay ninka maanta Ogadenia udhashay kma hadli karo dilka foosha xun? waxaa xaqiiqa ah inuu dulqaadkii dhamaaday wixii ay galabsadeenna laga gooyn. yay nabaddu dan utahay?

ninkii durbaanka tumay qaylo dalbay, war nadaa rag kuguma daayee wuxuu kugu daayaa latusaa.
0
laandheeraha somalida ee (ogaden) oo gunta somalida sheegata wax u dhimi maayaan
written by axmed kheyr, November 02, 2009
a/c waxaan salaamayaa walaaha somaliyeed gaar ahaan somalida (ogadenya) waxaan aad oga xumahay gunta somalida ee ay hogaamiyaan (axmaqyada faroole iyo riyaale) waxaan u sheegayaa in aan talaabo sharci ah ka qaadayno falaka ay geesteen axmaqa faroole iyo duliga riyaale waxa u sheegayaa in aanu nahay awooda bariga afrika ee soo iftiintay ayna cadeynayso cadowtinimada ay bilaabeen midgaanta somalida ku abtirsata sida faroole iyo riyaale dhinaca kale waxaan u tacsiyaynayaa halyayga ay ku dileen xabsiga boosaso gunta waqooyiga somaliya waxaan u sheegayaa qofkii raba in uu ila soo xiriira uu igala soo xiriiri karo ( This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it ) midgan ka la yiraahdo \n This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it '> This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it waxaan u sheegayaa in aanu naga wasakhayn webka
0
Baaq/Cambaarayn/isku duubni(Xisaab ayaa jirta,lama ilaawaan weeye tani)
written by Eng. Maxamed Axmed Abdalla, November 02, 2009
Baaq cambaareyn ah oo ka soo baxay Isimada, Aqoonyahanada, dhalinyarada- beelaha Reer bicidyahan oo ku wajahan Maamulka Puntland.
Ku: Shacabka reer Somali Galbeed/Ogadeeniya
Ka: Isimada, Aqoonyahanada, dhalinyarada- beelaha Rer bicidyahan ee ku nool caalamka oo idil.

UJEEDO: BAAQ Cambaarayn falkii foosha xumaa (Xabsiga PUNTLAND iyo KAN Guatenama bey

Ka dib markii ay cadaatay, oo aan aragnay dhibaatada loo gaystay maalin kasta Shacabka Soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya, islamarkaana xabsiyada dhexdooda lagu dilay allaha u naxariistee C/laahi Xasan Cali iyo dhalintii kale ee la socotayna aan la’aqoon halka ay maanta nolol iyo Geeri ay ku suganyihiin, islamarkaana masuuliyiinta ugu sareysa maamulka puntland ay ka qirteen meel fagaare ah, ayna ugu hanjabeen, iyadoo la wada ogsoonyahay, in maanta maamulka puntland dhaqaalaha ugu badan ee soo gala ay uga yimaadeen Deegaanka Soomaligalbeed ama Ogaadeeniya.
Waxaana wali shacabka soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya ka dhexguuxaya ama ay xasuusanyihiin dhibaatadii maamulkii puntland uu u gaystay 04/22/2008, halyeeyadii u dagaalamayey xoriyadooda, diintooda, maalkooda, sharaftooda, loogu gacan galiyey Ethopia si barer ah, waa Maxamed Axmed Caafi (Dhiirre) iyo Cabdi Nuur Maxamed Sooyaan oo ahaa dad Soomaaliyeed,una dhashay gobolka Soomaligalbeed, aan ogaanay in ragaasi si fool xun gacanta ethopia loogu galiyey, iyadoo ay noqotay waddada loo soo maray masuuliyiinta hore ee puntland Xilligaas oo hogaaminayey Gen. Cade muuse.
Markii aan qiimaynay, sida ay u dhacday dhacdadii foosha xumayd ee Rag u dhashay dalka Soomali Galbeed loogu Gacan galiyey Maamulka Dalka Ethopia iyo qaarna xabsiyada lagu laayey, qaarna la’la’yahay,
Markii aanu eegnay waxa shareecada islaamku ay ka qabto in Qof Muslim ah loo gacan galiyo Gacan Gaalo oo dagaal kala dhexeeyo, lagana gacansado jirkiisa, iyadoo laga raadinayo Mansab iyo Mamuusid Gaalo lagu raali galinayo, markii aanu eegnay shacabka ay ka dhaxayso wada dhalashada, soomalinimada, Diinta, afka somaliga, ganacsiga in la doonayo in laga dhex huriyo colaado sokeeye, markii aan eegnay wax maalin kasta ka dhacaya gayiga puntland ayna geysanayaan madaxda puntland, shacabkuna aysan wax jirnixida samaynayn.

Waxaan ka soo saarnay Qodobadaan hoos ku xusan
1.Waxaan Cambaaraynaynaa oo aan ka xunahay in maanta xabsiyada Deegaanada puntland lagu dhex laayo, mawaadiniin u dhalatay Gobolka Soomaaligalbeed ama Ogaadeeniya,
2.Waxaan kale Cambaaraynaynaa, oo ka xunahay in Mawaadiniin soomaaliyeed ee u halgamaya dalkooda, dadkooda, diintooda, sharaftooda, in loo gacan galiyo dowlada saliibiyiinta ah, war miyeydaan eegeyn, Soomalinimadii, Muslinimadii, walaaltinimadii, wadda dhalashadii ay wadaageen Deegaanka puntland iyo kan soomaligalbeed?

3.Waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan shacabka reer Soomaligalbeed, gaar ahaan, waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa eheladoodii iyo qaraabadoodiiba, xaasaskii iyo caruurtoodii, halgamayaashii ku dhex shahiiday xabsiyada puntland ee sida xaqdarrada ah loogu dilay.
4.Waxaan maamulka Puntland ku canbaaraynaynaa ugana digaynaa inay shacabka walaalaha ah ee ay ka dhaxayso, walaaltinimadu, darisnimada, ganacsiga, wadda dhalashada, muslinimada, ee walaalaha aysan ka dhex abuurin colaad sokeeye, waxaana ogaataan in maanta aad ka dhex abuurteen colaad aan waligayd dhamaanayn.

5.Waxaan Ugu baaqayaa walaalaha muslimiinta ah, ee u halgamaya inay dalkooda ku dhaqaan diinta islaamka, islamarkaana ka xoreynaya kuwa u shaqayna cadowga diinta, inay u gurmadaan sidii maamulka puntland ay ula wareegi lahaayeen.

6.Waxaan Masuuliyiinta dabo-dhilifka ah ee puntland ugu baaqaynaa inay xilka iska casilaan, oo ay ka horwareegaan umada nabada jecel ee reer puntland, madaama ay ku fashilmeen masuuliyadii loo igmaday, ayna iibsi ku bilaabeen shacabkooda.
7.Maamulka Puntland waxaa ugu baaqaynaa inay si degdeg ah u siidaayaan Nabadoon C/casis Maxamud Yusuf (Afgaduud), oo markii uu xaqa sheegay lagu xiray.
8.Waxaan ugu baaqaynaa shacabka Gobolka Ogaadeeniya ama Soomaaligalbeed, inay israacaan oo ay u guntadaan inay walaalahooda u jiray xoraynta dalka inay lagarab istaagaan Naftooda, maalkooda, dhiigooda, sababtoo ah maanta waa maalin u baahan in aan lakala harin, markii cadowgii batay.
Gabagabodii.

Waxaan umada soomaaliyeed la socodsiinaynaa in beelaha reerbicidyahan ay aad uga xunyihiin falkii foosha xumaa ee puntland ay ugu gacan galisay ethopia qaar ka tirsan dhalinyaradii laga qabtay dekada bosaso, qaarna lagu laayey xabsiyada puntland.

Wabilaahi Towfiiq.

Afhayeenka Beelaha Reer bicidyahan
Eng. Maxamed Axmed Abdalla
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Gaalkacyo-puntland-somaliya
smilies/smiley.gif
0
faroole
written by ahmed, November 02, 2009
dhaliyaradii dhawaan maamulka farolaha majeerteeniya
gacanta u galiyey Ethiopia, waa gardarro qaawan oo ka turjumaysa
hab dhaqanka gunnimada ku salaysan ee ay caanka ku yihiin maamul
ku sheega goboladaasi ka taliya, waana sifooyinka lagu garto dadka
damiirlaawayaasha ah ee ka fogaaday diinta Islaamku.

Absamahu, waa dad loogu soo hagaaga weji nabdeed iyo weji
cooladaba ee ma yaqaana munaafuqeen.qeexan ee sida Majeertenka
u dhaqma.

Waa in aad ogaatiin, in aad si wayn ugu dhaqantihiin meel walba uu
degeenyahay Absame.Majeerteen,. hadi ay tahay wooqoyi bari Kenya.
gobolka Ogaaden . iyo Somaliyaba. waxa aad kudarsataa
maskaxdiina Majeerteen, Absame waa dad dagaal yaqaan ah.. ha
noqdee noca uu doono......
0
DAMIIR XUMAYAAL
written by REAL PUNTLANDER, SOMALI XALAALA, November 03, 2009
DHAMAAN SALAAN. WAXAA CADAATAY IN UU FAROOLE YAHAY AMXAAR QARMUUN OO DAMEERA. WAXAA CADAATAT IN UU DAMIIR LAAWE YAHAY RAQIISA OO AMXAAR QARMUUN U ADEEGA. ANIGOO KA XUN WAXAY KULA KACEEN WIILASHA YARYAR EE SOOMALIYEED WAXAAN LEEYAHAY ADDUUNKU WUU ISBADALIN SIDAASNA RER OGADEENYA AHAAN MAYSO FAROOLE IYO DAMEERADA U SHAQEEYANA MAXKAMAD SOOMALIYEED AYAA LASOO TAAGIDOONAA
0
arday
written by maxamed qaamuus, November 03, 2009
marka koowaad waxaan u tacsiyaynayaa dadka reer ogaadeeniya geerida arxan darida ah ee ku timid walalkood marxuum c/laahi xasan

marka labaad waxaan dhaliilayaa hawl wadeenka jabhada wadanig xoraynta ogaadeeniya ladahida jawaab an ka sugaynay inaqy ka bixiyeen tacadiga loo gaysanayo wiilal qaali u ah qarankeena

sida la ogyahay ma jiro cid maanta ku hadli karta codka shacabka ogaadeeniya oo aan ahayn jabhada ONLF ee ay u heshiiyeen wadamada bariga afrika inay isu celiyaan

waana cida kaqliya ee u habaysan jawaab ka bixinta arimaha taabanaya aayaha dadka ogaadeeniya
maahmaahi waxay tiraahdaa nin qoyani biyo iskama dhoowree yaa loogu danayn ama loogu turi in la aar goosto beesha harti ee ku naaloonaysa garaacista wiilal qaali u aqarankeena gudaha xabsiyadeeda

waa qaamuus oo ilaahay uga baryaya dadka reer ogaadeeniya nabad iyo xornimo kuna boorinaya howl wadeenka JWXO inay qaadaan taalbo ka oohisa hartiga
0
afsoomaaliga kusoo gabbo ina eedo
written by jama, November 03, 2009
afsoomaaliga waxaa kuhadla dad badan oo kamid ah Oromo, Kenyati, tigree, Axmaaro, yemen.Eritrean iyo Gunta katimid Hindiya oo dhan. Dadka soo qoraya hadalada qaarkood Ogaadeeniya waxaan usheegayaa ineydan shaqo kulahaani karin soomaalinimo. Kala barta dhulka waxaa layiraahdaa Soomaaliya, dadkana waxaa layiraahdaa Soomaali, waxa gafka geysanaya waa dad aan soomaalinimadda heersare aan kagaarin weli..Haddii aad ahaan laheyd hindi ama half oromo ina tigree ah waxaan kuoran lahaa orodoo lahadal dhakhtarkaaga hanaga wasakheyn naceybka gaalada.
0
waxana hakan kalahadalay dhaman reeogadeya meelkastoy joogana warakana baiga dhagaysata
written by magacagu wawa guumayasa waligaya layguursanmaayo waxana kadhaya ogade, November 03, 2009
warayada haday majeerten boosaaso idiinkaga adkadae miiyada kaga atkana wayadeen
kenya iyo envd wadamadakale tolaya waxaidilaya ragalan iyo kaladasanatayad
ee meelkasato jogatan ba iska celiya o kuwa kenay ku raxayasanaya kabilaba hantidana kadhac iyagan laya o bal dhadhaqa sameya o kadiira dakina walalaya sidana waa gunumo lagumajirikaro ee baladhaqdhaqa sameeya haldin ogadao inada waxiska celin karatan dadalawalalayal
0
Kismayu
written by Bashiir, November 03, 2009
A message to ONLF............... War meesha ha tima raama lahaanine ehe, duurka kasoo baxa, dal xorayn meeysaane ee gidigiin KISMAAYO aada oo qabsada deedna daaraha majeerteen dhulka ku dara iyaga gus kala daala............Faroole waxba kaligii ha eedina xumaanta, nacaybka qotada dheer, iyo xasidnimada loo qaba Shacabka Ogaadeenka waa eey kawada simantahay dhamaan heer Puntland......Warsangaliga daciifka ah ha noqdee.

Bashiir oo ku suggan Boosaaso.

Sideey haattan iga taagantahay waa tola'ayeeeeeey!!!
0
usheega dabadhilifiinta
written by Caliyare, November 03, 2009
usheega dabadhilifiinta .hangaraarac .inuusan.lug.udhutinin. aakhara iyo aduunba iyagay ceebkutahay waxay ku dhaqmayaan
0
Ragii ku jiray xabsiga oo la sheegay inay si daran u xanuunsanyihiin
written by Eng. Maxamed Axmed Abdalla, November 04, 2009
Ascww.
Warar si qarsoodi ah igu soo gaaray ayaa sheegaya in 3wiil oo uu haystay Faroole ay iminka xaaladoodu ay tahay mid aad u liidata, islamarkaana mid ka mid ah, iminka la sheegayo in xaalkiisu yahay khatar, waxaana sidoo kale aan ka helnay warbixin qaabkii loo dilay allaha u naxariistee C/laahi Xasan Cali.

Waxaa qiso layaableh ku dhacday Ispitaal ku yaal magaalada bosaso Centre-keeda oo la yiraahdo SADEX-XIDIGOOD, ay askar ka tirsan kuwa Boliiska puntland ay keeneen Marxuumka isagoo ka jeebeysan, 2da lugood, 2-da Gacmood, dhexdana silsiladi kaga xirantahay, waxayna u sheegeen in ninkaani uu isa suuxinayo, ayna u baahanyihiin in la baaro, waxa haya, xilligaas oo uu ahaa Mayd, waxaana Dha,khtarkii uu layaabay, sida ay askartu u wattaan, madkaan, jeebeysan, waxaana uu ku yiri ninkaani waa Mayd ee Fadlan Dhagaxa saara, kana fura silsilada.

Taas oo ummadii layaab ku noqotay.

Faroole, mise ayuu lacag ka qaatay MALAZ-Zanaawi, Mise xil ayuu kaga doonayaa?
shacabka puntland miyey ku taageereen, Mise waaba yaabanyihiin?

Eng. maxamed Axmed Cabdalla
Bosaso-puntland
0
Puntland and Somaliland will PAY for this......
written by Dr.Farahdinho, November 04, 2009
Puntland and Somaliland waxay ku heshiiyeen la dagaalanka iyo dabargoynta qadiyada reer Ogadenia...waxan la soconaa hadeynu nahay reer Ogadenia that every dog has its day and Puntland and Somaliland will PAY for they've done......Dadka dhan ma wada xuma...in badan oo reer Puntland and Somaliland ah aya ka xun falalka foosha xun ee waxuushnimada ah ay ku kaceen dowlada isku sheega CADAQADATADA Faroole and Riyaale...laakiin inshaalah waxad bilowden waa howl socon doonta oo jawaabteeda u taala Qaranka and Shacabka reer Ogadenia....dadkaygow waxba waqtiga ha isaga dhuminina inad u jawaabtan xoolaha sida \n This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it '> This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it waa dad attention raadis ah and i believe we have more dignity and integrity than these hopeless low life DOGS......lama yaabani inuu Faroole ku deydo dhaqan xumada Riyaale after all waxaynu nahay dad magac and sharafba ku leh qowmiyada Somalida and waxad dadkaygow mar walba xasuusata waxa ay shabka and Qaranka Ogadenia ay dadkan cadowga ugu yihiin its because we are more powerful and remember OUR ENEMIES AND HATERS WILL ONLY MAKE US STRONGER...and Inshaalah WE"LL ACHIEVE OUR GOAL...PEACE...LONG LIVE OGADENIA, LONG LIVE OGADEN PEOPLE.
0
THE NEW PATH FOR THE ABSAME PEOPLE.........
written by Osman Warsame, November 05, 2009
We have heard the horrors our people are facing on the hands of Puntland and Somaliland this people are absame suffering at the hands of gadabursi, saaq and majerteen. I don't care what you call your self puntland or somaliland, we see you as gadabursi, isaaq, and majerteen. The killing, jailing, and handing over of our Absame brothers to the enemy will not be forgiven and suddenly not forgotten... If you chose to please the enemy of the Somali people by handing over Somali men to be killed by him then you will be treated just like the enemy. Somaliland and puntland leaders who chose to be manipulated by Meles zenawi you will get your responce from brave Absame community soon.
To my Absame brothers who reside or do business in Somaliland or Puntland take my advice and leave this two enemy regions and go to where our people are in the Jubboyinka and NFD, No body will jail you or hand you over to enemy in this two regions...
To the ONLF and the wider Ogadenia community.. we need a new strategy, what we are seeing is a clear failure of the ONLF leadership in regards to staying away from the politics of Somalia. Our enemy is deeply involved in Somalia politics to an extent where our boys are getting handed over to him in a silver plate and we are standing to a side and saying we can't get involved in Somalia politics. The ONLF should have setup regional government like puntland in the two jubba regions ten years ago and thus give our people a base in Somalia ,a launching pad to fight the enemy in Ethiopia and bargaining chip against puntland and somaliland..
0
OGAADA OGAADEENOW
written by MOHAMED, November 06, 2009
WAXAA LAYAABLEH IN WELI OGAADEENKU KU JIRO XILGII UU UBAXAY MAGACA OGADEEN OO SIDA TARIIKHDA DHIEYSO WELIGOOD WAXWALBA OO KU DHACA GADAAL AYEY KA OGAADAN TANA TII UU
KU DARA OO HOOS KARAACIYA WEY OGAANDOONAAN CIDA WELIGOO DULMINJIRTEY MEELKASTA OO AYJOOGAAN OGAADA OGAADEENOW TAN IYO TU SOOSOCOTA WAA MID AY ETHOOPIA AY RABTO
INEY KU MASHQUULISO OO HALGANKA IYO CULEYSKA SIYAASADEED EE AY KU HAYAA HAQ UDIRIRKA OGAADEENYA SHACAKA OGADEEN AA GOB LAKIIN MAR BAA LAXISABTAMIDOONAA CIDII
XEERARKII SOMALI KU DHAQMIJIRTEY BURBURUSEY

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 02 November 2009 13:39 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 92 guests online