Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Soomaaliya Sheekhh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday Sacuudiga

Sheekhh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday Sacuudiga

E-mail Print PDF

Ilaahay Naxariistii Jano haka waraabiyee Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud ayaau ku geeriyooday magaalada barakaysan ee Maka Al-Mukarama ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Sheekh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashey Tuulada Carmaale ee ka tirsan Degmada qadiimigiga ah ee Qalaafe, Ogadeniya, sanadii 1949. Naxariistii Jano alle haka waraabiyee Sheekh Cumar Faaruuq, inkasta oo uu diinta  aad u yaqaaney, hadana waxuu ku caan baxay tafsiirka qur'aanka kariimka ah.

Sheekha oo mudadan dambe ku noolaa dalka Sacuudiga waxa uu ka baxay jaamacada Mdiina al Munawara, gaar ahaan kuliyada dacwada. Waxaa Sh. Cumar faaruuq lagu tilmaamaa inuu ahaa Caalim qur'aanka aad u yaqaanay tafsiikiisa, shareecada islaamkana meel fog ka gaadhay.


Waxaa hubaal ah in maanta dadka soomaliyeed uu ka baxay ama ka dhintay shaqsi mug iyo miisaan culus ku lahaa masraxa culimada Soomaliyeed, shaqsi meel weyn kaga jiray mansabka towxiidka Soomalida, mudo badan shiikhu waxuu ahaan doonaa mid laga tabo, misaajidyada iyo meel walbo oo dacwada ilaahay lagu xuso.

Ilaahay qabriga ha u waasiciyo, Sheekh Cumar faaruuq Xaaji Cabdi suldaan Intuu ka tagay Alle ha u booga dhayo.

Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq aqoonta cilmiga & shareecada Islaamka ka sokow waxaa lagu xasuusan doonaa dhaqankii wanaagsanaa & jacaylkii Soomaalinimada wuxuuna ahaa geesi marwalba xaqa u hiiliya.

Sheekh Cumar faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan, wuxuu shacabka Ogadenya ku leeyahay xusuus gaar ah,  wuxuuna si diinta waafaqsan isu garab istaagey shacabka dulman ee Ogadenya, isaga oo sheegay in dagaalka ka socda Ogadeniya yahay waajib, ils markaana loo baahan yahay in la taageero.

Comments (6)Add Comment
0
innalilaah wa inna ilayhi raajicuun
written by AHMED, March 09, 2011
waxaan alle uga baryaya dhamaan eheladii qaraabadii iyo asxaabtii iyo dadkii islaamka ahaa uu geeriyooday samir iyo iman haka siiyo aamin waxa uu alle subxanahu watacaala ku deeqay khayr iyo wanaag oo dhan ilaahow qabriga kuu waasici aamin yaarabi waa geesi aan xaqqa ka gaban ayuu ahaa dhimashadu meel fog majirto sheekhii maalinka dhawayd la hadlayey ummada soomaaliyeed hadana wakaas katagay dunida maanta ilaahay dhamaanteen samir iyo iman hanaga siiyo aamin
0
Ilaahoow kuu naxariiso
written by Kamaalhaji haji, March 09, 2011
This is surely great loss for all Somalis.
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.
0
Customized Football Jerseys
written by Customized Football Jerseys, December 27, 2011
But this does not indicate that you should stop buying these Authentic Throwback NFL Jerseys. On the contrary, in order to buy a good quality but Customized NFL Jerseys you should explore the internet properly so that you can save double

the amount on purchasing an authentic Cheap Sideline

Black Jerseys. By follow some of these tips and tricks will help you in finding a good quality yet affordable NFL jerseys that last longer.Internet is the biggest place

where you can find several websites that offer NFL Customized

Football NFL Jerseys at an affordable cost. Google is one of the best search engines worldwide. If you enter a few keywords according to the type or choice of your favorite

jersey you will be amazed at the number of results related to your keywords. Also eBay is one of the best online shopping stores as it is reliable and a trusted site. Perhaps,

eBay offers products at very affordable and cheap rates.
0
true religion outlet
written by hsky, May 10, 2012

Fashion wardrobe of beautiful women for the selection of jeans are very versed in their outfit out effect can at a glance. The compact body girl I use jeans weaknesses. With their own fashion style. Denim design trends from 2008 to 2009 the major brands of jeans, they played retro banner can be seen in some brands of poster advertising. First, the color processing and selection, but also presents a classic retro texture.
0
mulberry bags
written by mulberry bags, May 17, 2012
mulberry bags

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 72 guests online