Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Nov 27th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Soomaaliya

Soomaaliya

Faahfaahin shirkii xuquuqul insaanka Itoobiya ee Qaramada Midoobay 11-12 July 2011

Faahfaahin shirkii xuquuqul insaanka Itoobiya ee Qaramada Midoobay 11-12 July 2011

Shir lagu eegayay xaalada guud ee xuquuqil insaanka dowlaga gumeysatada itoobiya ee shalay ka furmay xarunta Qaramada Midoobay (QM) ee Geneva ayaa maanta la soo gaba gabeeyay. Shirkan oo daba socday kuwa horey loogu qiimeeynayay itoobiya ayey sidii caadada ahayd la soo shir tageen beenteedii.

Warqad uu meesha ka aqriyay madaxa wafdiga gumeeysiga itoobiya ayuu ku sheegay in wax dhib ah uusan ka jirin wadankooda leeyihiina dastuur iyo shuruuc. Qaar ka mid ah gudigii qiimeeynayay ayaa u sheegay in itoobiya leedahay dastuur qurux badan laakiinse aanay jirin wax ku dhaqan ah is la markaana shacabka aanay heeysin xornimada aasaasiga ah wadankana u taliyaan koox tiro yar oo inta kale xoog ku muquuniya.

Read more...
 

Sheekhh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday Sacuudiga

Ilaahay Naxariistii Jano haka waraabiyee Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud aya...

Read more...

Dr. Ducaale Axmed oo dhaleeceeye shirka Dabaqoodhiyiinta ee Denmark

Dr. Ducaale Axmed oo dhaleeceeye shirka Dabaqoodhiyiinta ee Denmark

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Dr. Ducaale Axmed ayaa si kulul u cambaareeyey shirka Daba...

Faroole oo 17 qof oo shacab ah Itoobiya u gacangeliyey

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in July 21, 2010 uu Maamulka Faroole dad s...

Last Updated ( Sunday, 25 July 2010 19:05 )

Read more...

Suldaankii Beesha Absame oo Hotel ku yaala Gaalgacayo lagala baxay

Wararka naga soo gadhaya Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in Suldaankii Beesha Absame ee Puntland ...

Last Updated ( Thursday, 22 July 2010 13:16 )

Read more...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 4

Spotlight

 

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab

he “firstly travelled by camel – given to me by my brother, to Danod in Wardheer. This...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 111 guests online