Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Maydka nin shacab ah oo Masaajidka Qabridahare hortiisa la dhigey

Maydka nin shacab ah oo Masaajidka Qabridahare hortiisa la dhigey

E-mail Print PDF

Wariyaha Ogaden Onlin ee magaalaada Qabridahare ayaa sheegaya in shacab ah oo ;agu magacaabo Xasanuur Xaaji Cumar  ay Ciidamada Wayaanaha iyo Dabaqoodhiyiintu ku dileen Duudciid iyo Qabridahare dhexdooda.

Sida wariyahaneeu sheegayo marxuumka ayaa ahaa nin reer miyi xoolo dhaqatp ahaa, kaas oo Awr/Rati u soo iibkeenay magaalada. Hadaba, marxuumkan ayaa iib u waayey Awrkii/ratigii, kadibna markii uu u caraabey deegaankii uu ka soo safrey ayey Ciidamada wayaanuh toogashu ku dileen kana qaateen Awrkii uu watey, waaxayna dambi uga dhigeen in uu ONLF ka mid yahay.

Marxuumkan ayey Ciidamada Wayaanuhu meydkisa soo hordhigeen Masaajidka Magaalada Qabridahare, isaga oo halkaas yaaley mudo ka badan 24 saacadoood.  Marxuumka ayaa  maanta duhurkii la saasey. Ma ijirto cid ka hadashey ama is weydiisay sababta waxashinmada leh ee loo diley marxuumka

Magaalada Qabridahare ayaa waxaa maalmahan ku sugnaa  waxa loogu yeedho Dabaqoodhiyiinta Doolka ah oo badankoodu ku mehered la'aa qurabaha, kuwaas oo ay kharashka safarkooda bixiyeen safaaradaha Itoobiya ee Maraykanka iyo Yurub. Dabaqoodhiyiintan ayaa sheeganaya in ay yihiin xubo ONLF, balse dadka badankooda ka ag dhaw ayaa sheegaya in ay yihiin dad fursad gaad ah oo doonaya in ay eheladooda soo booqdaan, kana faa'ideystaan Tigidhada bilaashka ah ee Itoobiya ka bixineyso.

 

Comments (5)Add Comment
0
...
written by Bashir ogadenia, October 06, 2010
civilians killin its war crime so mr dirty trash dictator melez zanawi will come on criminal court
0
...
written by Bashir ogadenia, October 06, 2010
international community they can watching you twenty four hours but you dont see anything you did on ogadenia civilians like killing raping and jailing they see and they will get it full report any time and any where dont ever think no body can see you but human rights watch they will mr ETHIOPIA CRIMINAL DICTATOR ONE DAY YOUWILL BE ON CRIMINAL COURT AND YOUWILL BE GO TO JAIL FOR LIFE
0
very comprehensive information
written by abdirizak aden garane, nairobi, October 07, 2010
actually can be reliable becoz that ,s what is going on there and the amraha useless discriminators are also possible to kill the civilians.
REGARDS
0
zanewi corpse
written by abdirizak aden garane, nairobi, October 07, 2010
am sure the harlot white girl call zenawi will be brought into justice very soon after his power.
ogaden region should break apart and shall suppose to be sovereign state, therefore lets fight against all young Jews decisions known as ethiopia that occupied in the horn of african.
insha allah we will be the supper masters that will exist ethiopia and ogaden region both.
ogaden young generations be sensitive and kill the amheric racist .
let,s unity and quash their proposals by hook and crock
allahu akbar.

0
Faallo
written by Cumar yuusuf, October 09, 2010
Waxan raba inan faallo ka bixiyo

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Tuesday, 05 October 2010 21:18 )  

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 71 guests online