Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden 3 Tuulo dadkii deganaa oo badankooda xabsiga la dhigey

3 Tuulo dadkii deganaa oo badankooda xabsiga la dhigey

E-mail Print PDF

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 3 Tuulo dadkii deganaa ay Ciidamada Itoobiya xabsiga u taxaabeen.

Tuulooyinkan oo u dhow Cobole ayaa kala ah, Dhakaabaxaro, Ciinleey iyo Boodhley oo ay Ciidamada Itoobiya todobaadkii hore xasuuq ba'an ka geysteen.

Sida warku sheegayo dadka xabsiga loo taxaabey ayaa waxaa ka mid ah Wiil Dhakhtar u ahaa 3da Tuulo oo magaciisa lagu sheegay Abdiraxman Maxamuud oo fadhigiisu ahaa Boodhley.

Dadkan ayaa xiligan xaadieka ah ku xidhen Xerada Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Dhagaxbuur.

Kaligii Taliye Meles Zenawi ayaa laba todobaad ka hor mar uu saxaafada la hadlayey sheegay in uu talaabo ka qaadi doono dadka degen Gobolka Dhagaxbuur oo uu sheegay in qabiil ka mid ah dadkaas ay yihiin waxa dagaalka k wada dawladiisa.

 

 

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 75 guests online