Waxaa maalintii Arbacada ee ay taariikhdu ahayd 11kii August 2010, mudaharaad kululaa soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee magaalada San Diego. Wuxuu mudaharaadkani ku saabsanaa shir ay soo qaban qaabisay East African Community and Cultural Center of San Diego. Shirkan ayaa lagu soo dhawaynayey dabaqoodhi Cabdifatax Sh. Cabdullahi oo u adeega dawladda KT Zanawi. Cabdifatax ayaa ah shaqsi lagu eedeeyey in uu ka dambeeyey xasuuqya farabadan siiba xasuuq ka dhacay Mooyaha oo gobolka Jigjiga ka mid ah bilowgii sanadkan, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 50 qof oo shacab ah.
Shirkan ayaa wuxuu ku soo aaday maalintii ugu horeysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Saasooy tahay Jaaliyadda Soomalida Ogadenia oo ay hor kacahayaan waaxyaheeda bulshada ee kala duwan ayaa isasoo dhoobay goobtii shirka iyagoo wata calamadii JWXO iyo boodhadh ay ku qoraayeen “Stop the Genocide” “Wayaane Puppets” “Dabaqoodhi Diidnay” “Child Killers” iyo kuwa kaloo badan. Waxaa kaloo goobta diyaar ku ahaa Police fara badan oo ay soo kireeyeen qolyihii shirka soo abaabulay. Waxaa madashii shirka galay Cabdifatax oo ay lasocdaan dhawr nin, waxaana ku qiyaasi karaa dadkii shirka galay inay ka yaraayeen labaatan qof dadkaas oo ay u badnaayeen Somali wayn. Mudaharaadka ayaan marra kala joogsan oo dadkii inkastoo ay soomanaayeen hadana aad moodaysay inuu codkoodu sii kordhahayey. Waxaa iyana hoonka kucaawinayey baabuurtii wadada maraysay. In mudda ah kadib waxaa na soo gaadhay warar sheegaya in Cabdifatax si qarsoodi ah albaabka dambe ee madasha laga bixiyey. Taana waxaa cadaysay kolkii shirku dhamaaday inuusan Cabdifatax kamid ahayn dadkii kasoo baxay shirka.
Waxaa run ahaantii xusid mudan sida wanaagsan ee mudaharaadkan loosoo agaasimay, sida wanaagsan ee dadkii ay uga qayb qaateen. Iyaga oon wax dhibaata ah gaysan, taasna waxaan dhihi karaa waa guul. Waxaan aad ugu farxay kolkii Police ku ay dheheen “Thank you for your co-operation and thank you for participating in this peaceful demonstration”. Taasoo ah inay ku farxeen sida wanaagsan ee mudahaadka nabada ah looga qayb qaatay.
Gabagabadii waxaan dhihi karaa mudaharaadkani wuxuu ahaa mid ujeedadii laga lahaa fuliyey, taasna waxaa cadayn u ah inuu dabaqoodhigu ogaaday shacabka reer Ogadenia ee qurbaha jooga inaysan raali ka ahayn xasuuqa shacabkooda. Waxaa kale oo iyaduna guul ah in mudaharaadkani sabab u ahaa dad dabaqoodhi qarsoon ah oo rabay inay shirka galaan kolkay arkeen dadka faraha badan ee mudaharaadaya inay isaga carareen si aan wajiyadooda looga arag goobtan.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (16)

written by Bashir, August 14, 2010
who are you and why are you come to the united states with this stupid plan you will never ever be succeesful ever the reason i say that because you no future whatsoever one day criminal dictator melez zanawi he will put you in jail where is other dabaqodi before you where are they they siting in woyane dirty jail so let me tell you somthing ogadenia freedom it will be come soon and you cant do anything about that so please shut up and get out of the united states or we will put you in jail here in the united states because you are criminal you deserve on criminal court.
written by Soomaali Galbeed, August 15, 2010
To all of you out there trying to create a tension, problems and accusations that never exist; get real people. There is no genocide unless created by the Ogadens themselves and you all know that. Problem started when you call your movement Ogaden... and you don`t get support from fellow somalis in the region - I know, you gonna say we are majority we don`t need no body thats why only your poor children, women and young men are suffering bacause you have declared your self at war. And war comes with causalities and to make it worst both end of the gun fight is Ogaden innocent young men.
Sheikh Ibrahim has done exceptionally well to realize we are not going no where with this gorilla tack tick. Instead lets save all these young men full of the prisons and give them another chance in life.
Abdifatax is well educated young man, and he is a civilian who doesn`t order people to be killed because that`s not his position. so, you should get your facts before start accusing people. in fact the whole concept of ONLF and its artificial comments on web site like this is a pure joke.
Finally i think you lot should unite on something either side. You can`t be an indipendent country called Ogaden starting from Dhagaxbuur to Liibaan. Just close your eyes and imagine that your country....
Sheikh Ibrahim has done exceptionally well to realize we are not going no where with this gorilla tack tick. Instead lets save all these young men full of the prisons and give them another chance in life.
Abdifatax is well educated young man, and he is a civilian who doesn`t order people to be killed because that`s not his position. so, you should get your facts before start accusing people. in fact the whole concept of ONLF and its artificial comments on web site like this is a pure joke.
Finally i think you lot should unite on something either side. You can`t be an indipendent country called Ogaden starting from Dhagaxbuur to Liibaan. Just close your eyes and imagine that your country....
written by Cobra, August 15, 2010
There is a tension an problem and Accusation there because the owners of that land are Jeopardy and there is a nomadic colony over there.That is really and genuine, if you are a normal human being whom has a sense and clean blood. I have a prove for that don't disappear, answer this question for me,ONLF was elected by the people of ogadenia as a whole in 90s and Melese forced them to fight as you know and every one knows, the nine regions of ogadenia voted indepedence and ONLF too. Melese rejected the electoin and the demand of the ogaden people who declared to him that they want indepedence.please don't ever use in this website that trash idea which is divide and rule,all somali ogaden in ogadenia are one and they against present of wayane in ogadenia,if there is wayane in ogadenia there is a tension of war and problems, you are realy dreaming day team there is a big different between Ibrahim dheere group and Salahudiin, both of those are after money and they are well know criminal but ONLF is a legitimate government of ogadenia because ONLF was elected by the people of ogadenia officialy,
written by Cobra, August 15, 2010
We don't want to hear that false Propaganda of Melese in this website,all ogaden people know who wayne is and who his dogs are.They also know what is happening in ogadenia day and night people of Ogadenia are in jeopardy.There is no tribe in ogadenai,ONLF came out from the community of ogadenia. All of those nine regions,after their mother raped by a wayne whom has aids infection after their father killed and their loved ones burned a live, so no body can change their mind unless they drive away wayane out of ogadenia.Salhudiin and ibrahim dheere both are liers and they responsible no body except themselves.second Abdi wayane is not educated an educated man doesn't accept his mother to be raped in front of him, his children to be burned a live and his father to be killed in front of him if some one calledd him that beautyfull nam Abdifatah is a sin ,so don,t call him,he is Abdi Wayane, he is like Doofar,Doofaar doesn't has blood,and he is a wife of wayane.
written by Cobra, August 16, 2010
Does ONLF fighting against Present of Wayane in ogadenia or it is fighting against its people (ogadenians)? the answer is, ONLF is fighting for and defending for its people( all somali ogaden in ogadenia).Does ONLF contain especial tribe? the answer is no, ONLF doesn't contain one clan or two clan it contains all the clans reside ogadenia.If it is not contain one tribe why it is using ogaden name instead somali? It is using ogaden because the colony who divided somalia is still there and it doesn't want some one else to claim it using an other name whenever it comes back from this colony we can name any name we want.Does ONLF kills its civilians and harass them? absolutely no, ONLF is the sons and doughter of those killed, raped, arrested without trail whom joined ONLF after they witness the death, rape of their loved once,they don,t contain especial group or tribe.ONLF and its bosses and supporter don't have especial interest they don't earn money, they sacrifice their lives their money their time for the sake of their people they don't against any somali speaking person unless he/she helps the number one enemy of ogadenia as whole.When I am saying ogadenia I mean all those somali ogaden live in all those nine regions,so please and please stop dividing we are united against this nomadic colony and its ragtag militias and its dogs.
written by Ali, August 16, 2010
37-40 Qof ayaa meesha isug timid oo u badan dhalinyaro (possibly), shaqo la'aan ah. Sidaan dhowr jeer oo hore u sheegay, ilaa dadka Reer Ogadenia ayna ahayn dad u BISIL halgan nimada, Dhowrkaa qof uun baa malin walba meelahaa ka qayl qayli. Teeda kale sida ay u qayl-qaylqaylyayaan ma'ah si hanaan la'isku soo dubariday u dhisan. Boodhadhka ay xitaa wataan ma'aha kuwo qurux badan oo la akhriyi karo.
Tani waxay ku tusaysaa nidaam xumida isku dubid la'aanta iyo isku soo dhawaasha, ee kala dadsan. Tani waxay cadaynaysaa, halganka wakhtiga dheer socda ee aanan XABASHI wali ku khasbin inay wax ogolaato, waayo? wali lama xanuujin. South Sudana bari bay ka go'aysaa Sudan, waayo? Dadkeeda ayaa isku duuban. Somalina waa sonkor jecel.
Tani waxay ku tusaysaa nidaam xumida isku dubid la'aanta iyo isku soo dhawaasha, ee kala dadsan. Tani waxay cadaynaysaa, halganka wakhtiga dheer socda ee aanan XABASHI wali ku khasbin inay wax ogolaato, waayo? wali lama xanuujin. South Sudana bari bay ka go'aysaa Sudan, waayo? Dadkeeda ayaa isku duuban. Somalina waa sonkor jecel.
written by Cobra, August 17, 2010
are you mad mr Ali?aren't you aware that there is nobody buy them to do that, no matter whether they were 100 or 200 persons, that shows how somali of ogadenia are against present of wayane in their land,ogaden people aware those 14 men attended that vague meeting of Xar wayane(inna iley) that they were not from ogadenia and in same time after they refused to go, Xarwayane gave them money and he promised that he will never take pictures of their faces instead their back because they were not ready to attend,imagine those women and children nobody call them and nobody tell them to do so. They against strongley wayane and its dogs no matter how long our struggle takes, that is none of your business mr ALi, ogadenia don't need your trash advise. Leave alone ogaden struggle.do you know how many years south sudan people were fighting? you know nothing better to keep quiet.and it is very obvious that you are senseless,bloodless mindless Dabaqoodhi(Calooshii ushaqeyste)who care only his bread/his stomach not his people.
written by Cobra, August 17, 2010
Dhamaan ogadenya ayaa wada shaqala,aan maxaa yeelay dhulkoodii waa lahaystaa.Makeni karaan wayanuhu iyo Xarwayanaba intaas oo qof oo iskood is xilqamay tusayna aduunwaynaha dhiig cabayasha benta lawareegaya,maxaad nidaam kataqaanaa qarnigoo labatan iyo kow ah ayaad wayane injirley iyo Xarwayane tageeraysaa,waxaad ogataa dadkan waa dad aay katahay halganku daacad, ma ah calooshod ushaqeystayaasha xarwayaane uu isgu kenay qolka ee 14qof ah ee uu kula balamay in uu san kasawiri doonin wajiga lakin dhabarka okaliy si aan loo arkin loona ogaanin in ay lacag qaatan loona garanin in aynan ahayn reer ogadenia.dhamaan ogadenia waay ka soo horjeddan wayanaha,waad la socotaa in magaloyinkii waa waynaa ay kadhacaysu ogadenia waay xorobiye kanaxoow nafta waa.VIVA ogadenia Viva ONLF hadhoco gumeystaha iyo gumeyste kalkaalka.
written by Ali, August 17, 2010
Cobra,
Fadlan Englishkaaga grammerka u sax. Kadibna English ku soo qor. Caydana jooji saxiib. Wali uma bislid halganka aad sheegayso e.
Fadlan Englishkaaga grammerka u sax. Kadibna English ku soo qor. Caydana jooji saxiib. Wali uma bislid halganka aad sheegayso e.
written by Cobra, August 18, 2010
First of all I didn't understand what you are talking about. I know what I write and I do know that each statment or comment I made is Grammaticaly genuine. So this will be one of your(Barabara)baseless comments.Second if you deserve insult I will.How do you feel if someone wrote something about you which is absolutely false infact when I considere what you write you deserve not only abuse but something else because you always speak like you are Melese or wayane while you are ALI from ogadenia.Instead trying to correct me better to correct yourself which is right thing you need to do,you claimed that you are from somali ogaden and you testified that there are many mistakes done by the people of ogadenia,start yourself then every body else will be correct,and Never try to speak behave of wayane or Dabaqodhi.Other thing you know nothing a bout struggle if you know you wouldn't support someone raped your mother, killed your father and captured your land.Think first then either keep quiet and don't write any more comments or support the struggle it is the right thing to do.
written by Madaale, August 23, 2010
Waqtiga ayaa umacalin ah ayaa layiri wax walba oo dunida lasoo maro. dagaalka ay kujirto ONLF oo ay kunafwaayeen umad fara badan, lagu hanti beelay, waxaa wanaagsanaani laheyd in la saadaalin karo ama loo jeedo meesha uu kudanbeeyo ciribtiisa. Iska wad dagaalka waa ijiid aan kujiidee. Qofku markuu howl bilaabayo meel buu taagsadaa oo uu isleeyahay waad gaari doontaa wax walbooy kugu qaadato. dagaalka ONLF waa iska wad, hadey jirtana dan laga leeyahay hogaanka jabhada waxaa ka lumay cabiraada iyo odoroska. Taasi waxa kamarqaati ah, inteena dibada kaga nool carigii oo maalin walbaayi nalaga qaado qaaraamad nalooma sheego halka ay wax matrayaan, aan ka aheen cadowgii waayaanaha ayaan laga dilay 100 askari, oo inta badan ah porapaganda. Waar sidan talo maahee gudoonka hadaynu suaalo weydiino ma qalad baa? Mise iyagu waa lama taabtaan? Taasi waxay kutuseysaa nimanka websitekan leh iyo kuwa ay taageerayaan inayba waxba isdhaamin. Hadaan suaal weeydiiyo micnahedii ma aha inaan dabaqooshi ahay ee waxaan rabaa sida wax laguw ado inaan ogaado.
Wabilaahi towfiiq
Wabilaahi towfiiq
written by dollar stores, August 26, 2010
Taasi waxay kutuseysaa nimanka websitekan leh iyo kuwa ay taageerayaan inayba waxba isdhaamin.
written by louis vuitton outlet, August 24, 2011
Nice post,Thank u for sharing! Thanks for a great post and interesting comments
written by china wholesaleleemw, November 19, 2011
Hi, the article is so wonderful, I am interested in it. I will pay attention to your articles.
written by china wholesale, November 19, 2011
Hi, the article is so wonderful, I am interested in it.
Write comment








