Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Laba Wiil o lagu diley Koonfur Afrika

Laba Wiil o lagu diley Koonfur Afrika

E-mail Print PDF

Wararka naga soo gaadhaya Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Laba wiil oo ka soo jeeda Ogadeniya Meydkooda laga helay dukaan ay ku lahaayeen Magaalada Bloemfontein ee Gobalka Free State . Meydka wiilshan ayaa sakaa March 20, 2010 waxaa helay dad doonayey in ay dukaanka ka adeegtaan.


Sida warku sheegayo Wiilahsa ayaa la filayaa in myedkoodu dukaanka ku baryey, Wiiashan ayaa waxaa lagu dileu cabad, inkasta o aanan faah-faahin dheerad ah haynin.

Labadan marxuum ayaa lagu kala magacaabaa Kaad Garaad iyo Xadiis Abdi Hareeri. Ilaa hada ma cada sababta loo diley inkasta oo loo badinayo in ay dishey tuugo.

Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa lagu hayaa dil iyo dhac joogta ah, arimhaas  aysan ciidamada nabadgelyada iyo dawlaad Koonfur Afrika midna waxba ka qaban

 

Comments (2)Add Comment
0
macalin
written by warsame, March 21, 2010
waawax laganaxo runtii aad iyo aad waxaana leeyahay ilaahay naxariistiijano hakawaraabiyo ehella doodii iyi dhamaan reer ogaadeniyaba samir iyo iimaan hakasiiyo aamiin aamiin aamiin inaali laahi waainaa ileeyhi raajicuun
0
tempurpedic mattress
written by Ada1985, March 30, 2011

Yes, thats exactly what I wanted to hear! Great stuff here. The information and the detail were just perfect.

part time jobs |ads|tempurpedic mattress

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Saturday, 20 March 2010 17:19 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 56 guests online