Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Feb 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Mas'iiliyiin ka socota Jaaliyda Ogaden ee Denmark oo la klmay xubin ka socda Baarlamaamka Yurub

Mas'iiliyiin ka socota Jaaliyda Ogaden ee Denmark oo la klmay xubin ka socda Baarlamaamka Yurub

E-mail Print PDF
Hawl wadeeno kasocda jaalliyada Ogadeniya ee wadanka Denmark ayaa Hoolka shirarka ee barlamaanka wadanka Denmark, kula kulmay ninka Xisbiga Socialista-ha ee wadanka Denmark u matala barlamaanka Yurub; Søren Sondergaard.

Kulankan oo ay ka qayb galeen xubno kasocday Jaaliyada Ogadenya oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha jaaliyada mudane Xassan  Macalin iyo xubno kasocday ururka dhalinyarada Ogadenia ee Denmark ayaa ahaa mid hore  loo sii qorsheeyay kuna dfhamaaday guul iyo is afgarad.

Hawl wadeenada ayaa soo bandhigay warbixin maqal iyo muuqaal ah oo kusaabsan dhibaatada gumaysiga Itoobiya ay  ku hayso shacabka Ogadenia.Warbixintan ayaa kaliftay in Mr. Søren, uu codsado in la siiyo wakhti uu ku marti qaado xubno katirsan xisbigiisa, si ay ula dhagaystaan warbixintan,oo uu kutilmaamay gaboodfal loo gaysanayo dhamaan aadamaha oo aan marnaba loo dulqaadan karin,wuxuu kaloo intaa raciyay in arimahan la hortagi doono barlamaanka Yurub , isla markaana wuxuu balan qaaday in uu la shaqayn doono Marwo Anna Gommes EMP si wax looga qabto dhibaayoninka ay Ethiopia ku hayso shacabka Ogadeniya.

 
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 126 guests online