Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Dad aad u badan oo lagu xidhey deegaano ka mid ah Ogadeniya

Dad aad u badan oo lagu xidhey deegaano ka mid ah Ogadeniya

E-mail Print PDF
Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka inay ku gaydhaan shacabka maatida ah ee biri ma gayda ah.

Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin oo ay ciidamada qawlaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dhibaateeyaan ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya. Dhibaatooyinkii u dambeeyeyna waxay ka dhaceen;

11/02/10 Dhagaxbuur (xidhay)
  1. Axmed Shekh Dhicis
  2. Axmed Shaabiye
  3. Maxamed Digaale (waxaa la xidhey 9/02/10)
10/02/10  Dhuxun, Nogob, (xidhay)
  1. Cabdulahi Wayrax Kaariye
  2. Maxamud Saciid
  3. Xasan Carab
05/02/10 Dhanaan, Shabeele, (xidhay)
  1. Xaaji Maxamed Shekh Ibrahim
  2. Xasan Rage Nur Budul
  3. Kudhac Dalxe Xaaji
  4. Manshuur Cabdulahi Xaaji
  5. Nur Xasan Bile
  6. Qeex maxamud Cabdulahi
  7. Cabdi Axmed Geedi

04/02/10 Marsin, Qoraxay,(xidhay)

  1. Khadar  Cali Yare
  2. Maxamed Cabdi Kare

03/02/10 Awaare, Jarar, (xidhay)

  1. Mawliid Muxumed Biixi
  2. Nimco Cabdi
  3. Haybis Cabdi
  4. Ugbaad Timacadde
  5. Faduma Cumar Dubad
  6. Cabdulahi yusuf Xamud
  7. Xusen Carab Cali Daroor
  8. Cabdi Caydiid
  9. Cabdi Maxamed Gabad
  10. Hinda Cali Budul
  11. Xiish Timacadde
  12. Maxamed  Cali Tinlow
  13. Khadar Cali
  14. Cabdi  Caano Nuug
  15. Asad Garowle
  16. Maxamed Asad Shafad

02/02/10 Dhanaan, Shabeele, (xidhay)

  1. Adan Waraabe
  2. Bashir Cabdi Waayeel
  3. Weershe Baynax

28/01/10 Dhagaxbuur (xidhay)

  1. Haylo Cabdi
  2. Hinda Ibrahim Ciise
  3. Khadra Muxumed Deeq
  4. Suleekha Muxumed Deeq
  5. Bashir Ismaciil

29/01/10 Gaashaamo, Jarar, (xidhay)

  1. Farax Shaafici Farax
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 88 guests online