Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Hogaanka Arimaha Dibada ee NLF oo booqasho ku tagey Oslo

Hogaanka Arimaha Dibada ee NLF oo booqasho ku tagey Oslo

E-mail Print PDF
Hogaanka arimaha dibada ee JWXO Mudane Cabdiraxmaan Sh. Mahdi maadeey ayaa safar shaqo oo gaaban ku soo gaadhay magaalada Oslo ee dalka Norway . Kadib markii uu dhamaystay hawshii uu u yimid ayuu la kulmay xubnaha iyo maamulka Jaaliyada Oogadenya ee Norway isagoo uga waramay ujeedada socdaalkiisa isla markaasna siiyay warbixin guud oo ku saabsan Geeska Afrika, gaar ahaan Ogaadenya iyo meesha uu halganku xilligan marayo gude iyo dibadba.

Xubnihii goobta joogay ay waydiiyeen waxii ay su aalo qabeen oo u badnaa siyaasada arimaha dibada ee JWXO iyo meesha ay marayso iyo ujaadada socdaalkiisa ee Norway isagoo si waafi ah ama qeexan uga jawaabay dhammaan su aalihii lawaydiiyay guubaabana usoo jeediyay xubnihii goobta joogay iyo inay sii xoojiyaan isgarab taaga halganka ogadenya ee ay JWXOo majaraha u hayso
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 15 February 2010 20:39 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 57 guests online