Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka inay ku gaydhaan shacabka maatida ah ee biri ma gayda ah.
Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin oo ay ciidamada qawlaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dhibaateeyaan ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya. Dhibaatooyinkii u dambeeyeyna waxay ka dhaceen;
8/2/10 Awaare, Gobolka Jarar, (Xidhay)
- Qeex maxamud Cabdulahi
- Cabdi Axmed Geedi
7/2/10 Dhagaxbuur, (Xidhay iyo dhac)
Dadkan hoos kuq oran oo ah hal qoys oo Jaadka ka ganacsada ayey Ciidamada Wayaanuhu dhaceen xoolahoodi oo dhan iyagiina xabsiga u taxaabeen- Bishaar Cabdi Muxumed
- Busle Cabdi Muxumed
- Farxiya Cabdi Muxumed
- Ismahaan Cabdi Muxumed
- Anwar Cabdi Muxumed
- Rooble Maxamed Xasan
- Xaali Cali Shekh Cabdulahi (xadhig iyo jidh dil)
- Bashir Baaruud
- Shukri Cali Islaan
- Yusuf Cabdulahi Cilmi
- Maxamed Cumar
- Garaad maxamed
- Cabdi Xasan
- Cadaawe
- Fatxi Mukhtar Cabdi
- C/raxman Shekh Muxumed
- Maxamed Maxamud Digane (Waxaa laga dhacey hanti badan oo aanaan faah-faahinteeda haynin)
- Cabdi Muxumed Qase (Matoosh)
- Xaaji Maxamed Dayib
- Gaadh-haye Jamac Dheere Ciimada Itoobiya ayaa la tagey, lamana oga geeri iyo nolol waxa uu u sugan yahay
4/2/10 Danood, G/Doollo, (xidhay iyo dhac)
- Maxamed Cabdulahi Yusuf (Waxaa la isagu darey xabsi iyo in laga dhaco lacag dhan 8,000 bir).
4/2/10 Dhagaxbuur, (xidhay)
- Baddel Cabdi Nuux
- Maxamed Axmed Nur Ismacil
- Bashir Maxamud Qaasim
- Maxamed Nur Ismacil
- Baarud Cabdi Nuux
- Mahdi Halabweyne
- Saydh Yidir Muse
- Ibrahim Xasan Cabdi
- Khalif Shekh Cabdi
- Maxamed Cabdulahi Xasan
- Takhal Muse Aar
- Macalin Dayib Maxamed
- Tamaam Xuseen Dheeg
- Dahir Sheekh Cabdi
- Maxamed Cabdulahi Xasan
- Cumar Cabdi Muxumed
- Ismacil cabdi Dabociil
- Axmed Shuun Cabdi
- C/nasir Baddel Farax
- Maxamed Xusen Cabdulahi
- Amino Axmed
- Ubax Deeq Khalif
- Amaal Cabdi yare Macalin
- Saynab Shekhj Yusuf
- Sawda Dahir Xuseen Aar (Waa la (jidh dhiley waxaana laga dhacey ,3,950 bir)
- Maxamed Ismacil, (Waxaa laga dhacay 2 neef oo adhi ah )
- Cabdi Cumar (Waxaa laga dhacay 2 neef oo adhi ah)
- Mahad Ismaciil Baarud (Waxaa laga dhacay 4 neef oo adhi ah)
- Maxamed Xusen,(Waa loo geystay Jidh dil ba'an, waxaana laga dhacay 8,000 bir)
28/1/10 Cobosha Gobolka Nobob, (dhac)
- Cabdi Bashir (Waxa laga dhacay 12,000 bir)
- Cabdi Axmed Seenyo
- Cabdi Bulux
- Faadumo Dolaal
27/1/10 Maraacaato, Gobolka Qoraxay, (Jidh Dil)
- Shukri Xusen Maxamed
- Maxamed Cabdi Ciil
- Layla Cumar Tibaax
- Adan Sahal
- Farax Ibrahim
- Jamac Axmed Farax
- Rabiic Ibrahim
- Fadumo Fanoog
25/1/10 Wardheer (Xidhay iyo dhac)
- Cabdirizaq Ibrahim Mire (Waa la xidhay, waxaana laga dhacay 3,000 bir)









