Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Mar 13th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Ciidamada Wayaanaha oo geystey dhac iyo dil

Ciidamada Wayaanaha oo geystey dhac iyo dil

E-mail Print PDF

Ciidamada Wayaanaha ee ka howlgala Ogadenya ayey caado u tahay markii lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka inay ku gaydhadaan shacabka maatida ah ee biri ma gayda ah.

Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada Wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya.

Waxay Ciidamada Wayaanuhu bishii Jan 27, 2010 Tuulada Gudhis ee Gobola Nogob jidh dil ba'an ugu geysteen nin shacab ah oo magaciisa naloogu sheegay Daahir Sheekh Maxamed. Sidoo kale isla taariikhaadaas waxay Tuulada Gudhis xabsiga dhigeen gabadh lagu magacaabo Sahra Cabdulahi Yusuf.

Magaalooyinka Dhagaxbuur iyo Awaare ayaa laga soo tabinayaa in ciidamada Wayaanuhu dad badan xabsiga dhigeen. Dadkan la xidhey ayaa waxaa magacayooda naga soo gaadheen

Awaare:

  1. Maxamed Cisman
  2. Sheekh Yusuf Beddel Cali
  3. Axmed Haybe Xasan
  4. Cabdi  Cisman Muxumed
  5. Nuura Cisman Muxumed 

Dhagaxbuur:

  1. Adan Sahal
  2. Macalin Faarax Xuseen

Sidoo kale Tuulada Raarta oo ka tirsan Gobolka Jarar ayey ciidamada Wayaanuhu bishii Jan 12, 2010 waxay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Fu'aad Qumane, waxayna ninkaas shacabka ah ka dhaceen lacag dhan 35,000 oo bir


Wararka iyaguna naga soo gaadhaya Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in bishii Jan 24, 2010 ay Ciidamada Itoobiya ee ka hawlgala karin Bilcile ay jeelka xerada Ciidamada Itoobiya dhigeen dad aad u badan oo ay ka mid yihiin;

  1. Gaani Nabadiid
  2. Xabiibo Cumar Sulub
  3. Cabdikarim Cumar Kilaas
  4. Maxamed Cali Yare
  5. Dhamac Sulub Muxumed

Tuulada Laga Hida  ayey Ciidamada Wayaanuhu bishii Jan 22, 2010 waxay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Cabdinuur Xuseen Wali, waxayna ninkaas ka dhaceen lacag dhan 10, 000 bir.

Ciidamada Ioobiya ayaa aad u sii xoojiyey dhaca iyo boobka ay ka wadaan hantida dadka shacabk ah iyaga oo ay xukumada Itoobiya cunaqabteyn ku soo rogtey dhamaan ganacsigad Ogadeniya.

Comments (2)Add Comment
0
comment
written by Bashir, February 01, 2010
this time i want talk to anyone who lives in ogadenia, and out side of ogadenia did you see front on you eyes how woyana regime killing ripping pourning our houses when you see that how can you still support woyana regime killing your mother killing your sister killing your brother killing you family why you do not not support O,N,L,F, they can help you and also O,N,LF they are your own family amean they are your brothers sisters fathers they are just like that thay do not coming from differnt countries you have to understan that if you do not do that wo yana regime, they will put you in jail than you will dead in jail so doit now help your self and help your country, dont help on woyana regime they are ogadena enemy .
0
Genocide
written by qorile, February 02, 2010
surport or not o.n.l.f wil be the real future for the ogadenian innocent people and wayana wil be out of ogadenia insha alah

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 01 February 2010 18:49 )  
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner






 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 56 guests online