Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Ciidamada Itoobiya oo laba dumar ah ku diley Shilaabo

Ciidamada Itoobiya oo laba dumar ah ku diley Shilaabo

E-mail Print PDF

Wararka naag soo gaadhaya magaalada Shilaabo ayaa sheegaya in Ciidamada Itooboua habeenimadii bishs Jan 27, 2010 ay magaalada ku dileen laba qof oo dunar ah. Labadan marxuum ayaa lagu kala magacaabi jirey Farxiya Yuusuf iyo Xaliimo Shugri Badhcun.

Sida warku sheegayo labadan Gabdhod ayaa magaalada ku lahaa mukhaayad shaaha laga cabo oo ay xiligaas ku sugnaayeen. Gabdhahan ayey ciidamada Wayaanuhu a jidhkooda rasaas si xun ugu jar-jareen.


Labadan Gabdhood ayaa lagu soo waramayaa in mid waliba ka geeriyootey ciyaal aad u badan

Ma'aha markii ugu horeysay ee ciidamada Wayaanuhu ka fuliyaan Ogadeniya falalkan oo kale, dhancdooyinkan iyo kuwa daran ayaa maalin walba ka dhaca Ogadeniya

Comments (1)Add Comment
0
...
written by sumayaa, February 14, 2010
kkkkkkkkkkk walal dumarkiina waa sharmuutoyin waxeyna ku kacan falal aad u xun xun qof xuna meel xun ayaaa u danbeesa saas ogaaada ogaadeeneeeeeeeeeeeeeey

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 85 guests online