Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Jigjiga oo Bandow ah iyo Meles oo magaalada ku sugan

Jigjiga oo Bandow ah iyo Meles oo magaalada ku sugan

E-mail Print PDF

Waxaa maanta magaalada Jigjiga looga xusay Xuska 12aad ee Maalinta Xoolo Dhaqatada Itoobiya. Xuskan oo ay ka soo qayb galeen madaxda ugu saraysa taliska Wayaanaha oo uu hor kacayo Meles Zenawi iyo Madaxaweynihiisa Girma Wolde Giorghis. Sidoo kale, waxaa waftigan Wayaanaha ka  mid ah Ku xigeeenka Meles Zenawi Addisu Lagese, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Federaalka Dr Shiferaw, La Taliyaha Meles Zenawi Abay Sahaye.


Booqashada Meles Zenawi ayaa keentey in magaalada Jigjiga bando lag soo rogo laga soo rogo bilowga todobaadkii hore.  Sida ay qortey Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA Magaalada ayaan qofna ka bixin qofna soo galin iyadoo lagu soo dhex daadiyay magaalada ciidan ka badan 8000 oo askari oo taagan wadooyinka iyo guryaha dhexdooda. Waxaa kaloo magaalada hareeraheeda la dhigay ciidan lagu qiyaasay 30,000 oo askri.

Dhinaca kale, warar aan weli la xaqiijin oo isa soo taraya ayaa sheegaa in markii uu Meles garoonka ka duulayay uu garoonka ka dhaca isku day lagu doonayay in lagu dilo Meles Zenawi, waxaana falkaas fulinayay qaar kamid ah saraakiishii la socotay, waxaana garoonka saaka lagu dilay laba sargaal oo ka mid ah ilaaada Meles, waa  sida ay ilo wareedyadu sheegeen.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 89 guests online