Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Dagaal aad u wayn oo Tigreega iyo ONLF ku dhexmaray magaalada Ma’ayso

Dagaal aad u wayn oo Tigreega iyo ONLF ku dhexmaray magaalada Ma’ayso

E-mail Print PDF
Warar hordhac ah oo naga soo gaadhaya magaalada Diridhaba ayaa waxa ay sheegayaan in maalin sadexaad uu dagaal adagi ku dhexmaray xoogagga ONLF iyo Tigreega magaalada Ma’ayso oo dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Diridhaba. Dagaalkan oo aan si dhab ah loo soo xaqiijinin khasaasihiisa ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa dagaal aad u wayn oo siwayn u gilgilay magaalada Diridhaba.  
Dagaalkan ayaa waxaa laxaqiijinayaa in Tigreega loogu gaystay khasaare aad u badan, iyadoo dagaalka kadib ay Tigreegu halkaas isugu keentay ciidan aad u tira badan oo ka kala yimid dhanaca Addisababa iyo dhinaba Diridhaba.

Ma'aha dagaalkii ugu horeeyay ee ay jabhadda ONLF iyo Tigreega ku dhexmara dhulka istaraatijiga ah ee ay maraan wadada isku xidha Diridhaba iyo Addisababa iyo wadada treenka.

Dagaalka u dhexeeya ONLF iyo Tigreega ayaa waxaa hadda la saadaalinayaa in uu saamayn ku yeelan doono magaalooyinka waawayn ee Itoobiya oo uu khatar galin doono isu socodka magaalooyinka Diridhaba iyo Addisababa.
 
Wixii war ah ee kasoo cusbaanaada dagaalkaas dib ayaan idiinka soo sheegi doonaa
Comments (1)Add Comment
0
halgamaga dhartay iyo hafaryada gumaysiga
written by bishaar xassan, January 22, 2010
mansha allah ilahay ayaa mahad le marwalba waxanu kufaraxa sanahay guulaha ayagaagdhen
naftood hurayaaysha cidanka wadanaiga xoraynta ogadenia waana mid aan sugaynay ina maanta addis ababa meel loomara lala,a yahay allah ayaa marwalba mahale waysocon inta dhiga wadanigu dadanayo manaraaxaysan dono laez iyo huwantissa uuku adeegto oodhan hambalyo dhaman umada reer ogadenia

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 75 guests online