Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Barakaca iyo Xasuuqa ka socda Ogadeniya

Barakaca iyo Xasuuqa ka socda Ogadeniya

E-mail Print PDF

Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka inay ku gaydhaan shacabka maatida ah ee biri ma gayda ah.

Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin oo ay ciidamada qawlaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dhibaateeyaan ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya. Dhibaatooyinkii u dambeeyeyna waxay ka dhaceen;

Dadka shacabka ah ee la diley:

11/1/10 War Gaadsan
  1. Dahir Masaale

Waxaa si xun loogu jidh dilay oo sakaraad ah naf xun ku jirto Saxane Axmed Dahir Casho Cali Wayrax

7/1/10 Dig

  1. Cabdiqadir Shafi Yusuf

Dadka shacabka ah ee la xidhey (jidh dil iyo xidhay)

9/1/10 Dhiita, Gobolka Jarar,
Waxaa si xun loo jidh dilay kadibna la xidhay dadka kala ah:

  1. Bishaar Shariif Bashir
  2. Huud Cumar Gaani
  3. Weli Sheekh Cumar
  4. Ramane Macalim Cabdinur

9/1/10 - 10/1/10 Baabili

  1. Cabdi Bardoole
  2. Yusuf Shafici
  3. Cali Muxumed Yusuf

6/1/10 Kaare, Gobolka Jarar

  1. Bisle Muxumed Bilaal
6/1/10 Garbo
  1. Nuur Deeq Dhoore
  2. Dhuux Farax Muxumed
  3. Shafi Macalim Diiriye

3/1/10 Salaxaad, Gobolka Nogob

  1. Bashir Macalim Maxamed

2/1/10 Garloogube, Doollo

  1. Dahir Xirsi Kaydsane
2/1/10 Garbo, Nogob
  1. Cabdi Khadar Daweeye
  2. Cabdi Maxamud
  3. Cabdulahi Cabdi Salsal

01/01/10 Baabili

  1. Nur Maxamed Cabdi
  2. Axmed Cabdullahi Salaad

30/12/09 W/dheer

  1. Hinda Axmed.

Hanti la dhacey:

6/1/10 Huuraale,Jarar,

  1. sheekh Ciise Ismacil, waxaa laga dhacay Hanti Badan oo aanaan faah-faahinteeda haynin.

4/1/10 Dhagaxbuur

  1. Cumar Xaaji Cabdulahi (waxaa laga dhacay 24,000 bir)
  2. Cabdi Miyir Yusuf (waxaa laga dhacay 2,000 bir)
2/1/10 Baka, Jarar
  1. Xabiib ayaa laga dhacay hanti badabn iyo Qori u dhigma 4,000 bir

27/12/09 Geel DooxNogob

  1.  Deeq Hurre (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  2. Cabdiqani Cabdi xeef (Waxaa laga dhacey 7 adhi ah)

27/12/09 Cayuun, Nogobn

  1. Cabdi Bisle Cisman Axmed (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  2. Cabdulahi Maxamed Shuuriye waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  3. Xamdi Cabdulahi Cisman (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir
  4. Beddel Kur Dheere (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  5. Macalim Sonkor (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  6. Maxamed Yare Maxamud Cumar (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
  7. Sanyare Muxumed Dahir (waxaa laga dhacay  1 qori oo u dhigma 4,000 bir)
Shacabkaa Ogadeniya ayaa waxay hubka ama Qoryaha u isticmaalaan in ay Xoolahooda ku ilaashadaan.
Comments (3)Add Comment
0
English
written by youth, January 17, 2010
there are many youth that can't read somali, If this site
wants to atteract youth readers i would advise in posting
english news lik "Hiiraan.com"
0
somali
written by somali, January 18, 2010
Salams

No we want Somali as we are ethnic Somalis.....................We dont like people comparing websites
Let Ogaden Online be original and stand out from the rest of somali websites that exist.
As the Ogaden people shine out from Somali crowds.
0
Re: English
written by Geeljire, January 19, 2010
Hello Youth, Hiiraan.com copies and pastes News English which anyone who has little bit of computer knowledge can google it.

Ogaden Online sometimes translates News from Ogaden to English.

BTW, I agree with you that many youth can't read Somali, but also English as well

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Saturday, 16 January 2010 18:04 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 60 guests online