Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin oo ay ciidamada qawlaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dhibaateeyaan ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya. Dhibaatooyinkii u dambeeyeyna waxay ka dhaceen;
Dadka shacabka ah ee la diley:
27/12/09 Daakhato Yarey
Maxamed Mahad Sugule
25/12/09 Oba deg, Baabili
Axmed Rashiid
Waxaa sakaraad ah oo si xun loo jidh dilay gabadhiisa:
Nimco Axmed Rashiid
Dadka shacabka ah ee la xidhey
02/01/10 Sagag:
Macalim Maxamed Xuseen
Cabdullahi Shafi Sheekh Maxamed
Mukhtar Sheekh Cabdi
Sheekh Maxamed Sirad
Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed
01/01/10 Baabili
Nur Maxamed Cabdi
Axmed Cabdullahi Salaad
01/01/10 Galadiid
Waris Farah Muxumed
Zahra Farax Gaacuur
Bilaad Sheekh
30/12/09 Jigjiga
Cabdullahi Hire Maxamed Cali
Cabdullahi Biixi
Ibrahim (Ma hayno magaciisa oo buuxa)
Cumar Macalim Cali
28/12/09 Yucub, Gobolka Doollo.
Zaki Sumac Xassan
Bishaaro Cabdi Xayle
27/12/09 Hadhaawe, Gobolka Shabeele
Hodan Cabdullahi Adan
Maxamed Xassan
Zaki Sumac Xassan
Bishaaro Cabdi Xayle
26/12/09 Cayuun, Gobola Nogob
Cabdicasiis Maxamed
Maxamed Wali Barre
Tamaan Weli Dahir
Carab Sheekh Cabdi
Cabdi Ismacil Axmed.
Guryo la gubey
26/12/09 Duleedka Baabili
Xaashi Cabdi Maxamed
Amina Sheekh Cali
Cabdi Aw-macalim
Sheekh Cali oo 3 guri laga gubay.
Hanti la dhacey:
01/01/10 Waraarka Garbo Diimo
Xubi Baaruud: Waxaa laga dhacay ratigii ay raran jirtay.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (0)

Write comment








