Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in dagaalo xoogani dhexmareen Ciidamada Xoreynta Ogadeniya iyo kuwa Wayaanaha. Sida warku sheegayo dagaaladan ayaa ciidamada Wayaanaha loogu geystey khasaare balaadhan oo isagu jira dhimasho badan iyo Gaadiid Milatari oo laga gubey.Hadaba, wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in bishan Jan 01, 2010 ay Ciidamada komaandooska ee JWXO dagaal mir ah ku qaadeen xerada Ciidamada Wayaanaha. Dagaalkan ayaanaan ila hada haynin faahfaahintiisa. Sidoo kale Ciidanka JWXO ayaa Dec 29, 2009 waxay mireen Haar Cad oo ka tirsan Gobolka Qoraxey, halwgalkan ayaanaan ilaa hada helin wax faahfaahin ah oo ku saabsan. Dec. 31, 2009 Jidka u dhaxeeya Qabridahare iyo Dalaad ayaa waxaa Ciidamada Wayaanaha lagaga gubey 1 Baabuur oo Ual ah iyo Ciidankii saraa oo aana tiradooda oo sugan haynin.
Dagaalo iyaguna ka dhacey Beer Deerooley oo ah Doolo bishii Dec 28, 2009 ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada Wayaanaha lagaga gubey 2 Baabuur, halkaas oo ay ku dhinteen 35 askari iyo 24 dhaawac . Isla Dec 28, 2009 Ciidamada JWXO ayaa waxay mireen Nusdarriiqa oo ka tirsan Qoraxey, dagaalkaas oo aan ilaa hada na soo gaadhin khaaaraha Wayaanaha loo geystey.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ayaa iyaguna sheegaya in Dec 2, 2009 dagaal ka dhacay Xamaro, Ciidamada Wayaanaha lagaga diley 10 askari, 11 kalena laga dhaawacey
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (1)

written by Bashir, January 16, 2010
HI ONLF how are you guys i believe ONLF will be bring ogadenia freedom, becuase you can see how are thay doing good job about war so that good news for our people ogadeni. i want tell you all ogadenia people we must support ONLF aany time and where if we do that we will get our freedom but just remember ou troops are verey verey strong so please support your baeutiful country any time and where wr need to come to gether support eachother please we need to do that any time any where we will get our indepedence one ,but we need to do hard work hard work to support our troops ONLF and our counrty and also if you live out side ogadeni tell world who we are when the white and black any body ask you were are you come from say iam come from ogadenia dont say i come from somalia no no no we are not not somalian we are ogadenia but we spoke somali langauge example spanish langauge fourty counrty speak one langauge . but they are many diferent countries we are just like that if you liked or not but somalian people they are our brothers just know that but we are different countries
Write comment








