Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
Jul 28th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Buundadii wabiga magaalada Godey oo ay Itoobiya dumisey

Buundadii wabiga magaalada Godey oo ay Itoobiya dumisey

E-mail Print PDF
Wariyaha RX ee magaalada Goday ayaa noo soo xaqiijiyay in gabi ahaanba dhulka lalasimay Buundadii magaalada Goday. Buundadan ayaa halbawle u ahayd  isu socodka gobalada Ogaadeenya iyo dadka beeraleeyda ah ee deegaanka Goday.   
Buundadan oo ay ciidamada Itooboiya burburiyeen ayaan ilaa iyo hada aan lagaranayn sabata ka danbaysa burburinteeda.
 
Burburinta buunda Goday ayaa sababtay kala go,a ganacsiga iyo wax soo saarkii beeraha.
Masuuliyiin kusugan magaalada Goday oo aan la xidhiidhnay ayaa noosheegay in ayana aad ula yaabaynin falkan waayo Itoobiya wax walba oo dhib ah waa kasuurtagal.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Frontline Club Oslo: Ethiopia

Frontline Club Oslo: Ethiopia from FILM.as on Vimeo.

Spotlight

 

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab

he “firstly travelled by camel – given to me by my brother, to Danod in Wardheer. This...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 132 guests online