Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Jaaliyada Ogaden ee London, UK oo ku waabariisatey Safaarada Wayaanaha

Jaaliyada Ogaden ee London, UK oo ku waabariisatey Safaarada Wayaanaha

E-mail Print PDF

Jaaliyada Ogadeniya ee London, UK ayaa saaka ku waabariisatey Safaarada Wayaanaha ee London. Jaaliyada Ogadeniya oo ay ka muuqato cadho aad u badan ayaa is hortubey Safaarada.

Sida Wariyaheenu soo tabinayo, Dhagar qabayaasha ayaa si hoose u qaybiyey 42 ticket oo ay ugu tala galeen Dabaqoodhiyiinbta doolka iyo wixii taabacsan Siyaasada Itoobiya. Balse sida la sheegayo dad badan ayaa ku gacan sayrey in ay qaataan martiqaadaas.

 Ilaa hada ma jiraan cid albaabka Safaarada ka gashey oo ka qayb qaadaneysa kulanka, inkasta oo la sheegayo in la akey dhowr qof oo ka mid ah Dabaqoodhiyiinta doolka ah oo aaga gaaf wareegaya.

Sidoo kale, Jaaaliyada Ogadeniya ee London ayaa weli hortuban Safaarada.

 

La soco wararka dambe

Comments (14)Add Comment
0
jaajuusiinta
written by cadhaysane/ amerika, August 22, 2009
waxaa waajib ah in lagu mudaharaado dadka macaan jecesha ahna wax loo sheego
ina ilay oo ah danbille dagaal ninka maanta hadal ka dhagaysataayi waa mid isaga ka daran oo aan damiir innaba lahayn waxaan idin leeyahay anigoo ah wiill dhalin yaro ah oo ku nool wadanka maraykanka annagu waxaan diyaarsanay wixii aanu dhabaqoodhiga ku boori lahayn ee idinkoon boorin ha soo daynina guul ayaan idiin rajayn hana lagu daydo sweden oo koobka jabisay iyadu
0
Ilaahay hanaga qabto dabaqoodhiyintan
written by Mujaahidad, Denmark, August 22, 2009
Asalamu Calaykom wrwb
MaashaAllah waad dadaalaysaan reer Uk , yaysan idin dhaafin nimankaasi.. Ilaahay swt waxaan ka baryayaa inuu intan dabaqoodhiyiinta ah ee intaas oo dhan u ordaya sidii ay gaalada ugu dhiibi lahaayeen walaalahooda muslimiinta ah ee ah shicib aan danbi lahayn gaalada inuu makrigu iyaga ku celiyo... Ramadanka Danbe inshaAllah Ogadenia waa Xor Bi idnillaaaah...
0
aguul iyo xornimo
written by masamre, August 22, 2009
runtii waxa uu aha war aan aad ugu diirsaday in jaliyada reer ogadeinya ee kunool london ay dhmaan toood ka dhiidhiyaan waxa kasocan haya wadan kooda marka wxaan leenhay anaga oo ah muwadiniinta ama dhalinyarta reer ogaden ee ku nool ogadeniya waan idinku diirsanay ku wa kalana sidaas iyo si lamid ah ayaan karajayn haynaaaaaaaaa
0
yaa dadka dantiisa ka talinaya ma onlf mise kuwa kale
written by xoriyo, August 22, 2009
a/s/c/ anigu kolay ma ihi qof onlf ah amabase qoladaan kale balse waxan idin dhihi lahaa yaa dadka dantiisa ka talinaya
0
...
written by Wadani dheere, August 22, 2009
Waxaan marka hore u hanbalyaynayaa jahliyaadka reer ogaadennya ee ku dhaqan Yurub gaar ahaan Sweden walaal hanbalyo hanbalyo waxaan idiinku hanbalyaynayaa sanadguurada 25aad ee JWXO iyo waliba Guusha lama ilaawaanka ah ee aad kasoo hoysee ladagaalanka badanoodhiga loo soo diray yoolbaadha jahliyada reer ogadeenya ee sharafteh. Waxaad kasoo hoyseen guul lama ilaawaan ah oo ay qori taariikh ogaadeenya walalayaal halkaa kaga haya dadaalkiina hana daalina abidkiin dalku wuu xoroobee.
Jahliyada reer London:
Walalayaal waxaan marka hore idiinku hanbalyaynayaa sanguurada 25 aad ee JWXO, intaakdib waxaahubaal ah in aad ka soo bixidoontaa jaawibka wadani ee idinsaaran, waa talaabadii ugu dambaysay ee ay qaadaan Malez iyo dabaqoodhigiisu. Waxaan idinku dhiiri galinayaa in aad ciyaartaan doorkii Sweden midkasii fiican oo aad aydaan gacan lagafin gacan ku dhiigle ina ilay oo ah ninkii soo cunay caruurtii iyo umulihii reer ogadeen, marna ha ilaawina gabdhaheenii jeed ogaaden la jidhdili ee naasaha laga jaray ee hada geeri iyo nolol midna aan lahay.
- aa way culimadeenii
-aa way caaqilkeenii
-aa way curadeedanii
- ciyaalkii ayaan cunay caydhana ayaa ibalay.
- Caloolwayne ina ilay caasha way jara oo calooshana kasoo rida.
- aan ciyaarno dabadeed.
- Calankana aan taag .

0
onlf waa dhagar qabayal
written by abdi mohamed, August 23, 2009
onlf waa dhagar qabayal cabo dhiiga dad ogaden
waxaan jacalaan lahaa in mar uun sharciga la horkeeno
dadka masulka ka ah dhibaatada dalka iyo dibadaba ku haysata umada ree ogaden
0
ISMA DHIHIN!
written by igo, August 24, 2009
hadii halganka ay onlf wado uu reer ogadenia ku hanuuninayo nabad iyo aaya katashi xalaal ah, waa gun iyo reeyn reeyn .waxaase haboon in mid marka hore ka fakaro waaqica ku xeeran maaanta geyigaas iyo dadkaas, siyaasad iyo juqraafi ahaanba, oo ah kuwa milicsigoodu uu waxbadan ka badali karo fikirka dagaal doonka ah.

Ummaddan ayaandaradeeda halgankoodii qeybtiisii labaad wuxuu labiloowday iyadoo isbadalo waaweyn dunida ka dheceen, somaliyadii weyneyd ee bariga naga jirtay ee aguugantay.tani waxay lagole timid maamulo yar yar oo ethiopia hoostaga kuwaa oo uheelan raaaligalinta adoonta ethiopia.waxay guuldaran na dhaxalsiisay in maalinwalba dadkeenii lagu kala iibsado xuduuda iyagoo indhaha ka xiran.

gabdheheenii waxay booyaasooyin uyihiin reeraha daga jabuti,isaqland iyo puntland.saas oo ay tahay mararka qaarkood shaki kuma jiro inuu halganku yahay wadadda kaliya ee lagu xaqiijiyo guul kama dambeys ah.hase ahaatee xaalkeena maanta mayahay mid ku haboon sidaas?mar hadii dadkeenuu laba jeer qoxooti ku noqdeen soomaaliya {1964-1977}daaduun iyo saxariir aduunyana ka dhergeen, mar hadii geopolitics,ka dunidu isbadashay, mar hadii reerihii soomaaliyeed ee dhulka nala dagenaa nalagu hubeeyay, mar hadii kuwii aan dhalyaha wadaaagnay ee jubaland ay usilceen una saxariireen xabada ogadenia ka socda darteed oo maalinwalba qab-qable rero kale ah lagu soo hubeeyo.qabqablayaashoodiina sida jees oo kale ay ilkaha laga siibay.

hadal waa meel udhintee guuldaradeenu ma'aha ogadenia oo kaliya waxay gaadhey baro kasta oo reeruhu degaan, miyaanan hadaba la gaarin waqtigii aan wax badan dib u'eegi laheeyn?
0
RAMADAAN KARIIM
written by Xawa Luula, August 24, 2009
waxan halkan ka salamayaa dhaman shacabka reer ogadenia waxan Leeeyahay Ramadan Kariim
waxana ku faraxsanahay fashilaaada aan Fashilinay dhiigyacabkii ileeey iyo calooshooda u shaqaystayashii uu watay oo ku guul dareystay imaatinki ay yimaaden yurub
ileey haduu modo onlf in ay kala dagaaalanto gudaha wadankii wuxuu ilowsan yahay in ay kuwodii kale jogaaan Qurbaha oo an oga adagnahay shacabka uu ku Gumaadaayo gudaha ogadenia in loga aari doono miyuu ilaway addis abaaba ma ahan uk iyo swedan dheh oo aad masaakiinta ku xidh xidho ee walee wadkaagii ayaad soo donatay ayan u malayn dheh Hooyadii Dile sodohdii Dabroow Xageee kuu Dambeyn ogadenia way xoroobiyeee Xagee adiga iyo kuwa kula Halmaala u Dambeyn donta Tolow?

ONLF WAY DHAQAAAQDEEE YUUSAN TAREENKA KAAA TAGIN ILEEEYOW
DOOLO IYO WARDHEER ANIGA U DAMBEYN DABAQODHIYOW ADNA MEEL DA DAYO DUMAR IYO RAGII WAYSKU DUUBAN YAHEEEE DABAQOODHIYOW ADNA MEEL DADAYO

KUWAN IN DABAQOODHI LA DHAHO XITAA MA AHA WAAA XAAAR WAYAANE KKKK
OGADENIA GUUL SOON INSHA ALAH
.
0
dabaqoodhi wareeray
written by gaal eri, August 24, 2009
waxaan leeyahay dabaqoodhiga dabadhilifka hunguri ku badashay wadaniyadoodii diintoodii iyo
dalkoodii damiir laawayashaa aan ka danqanayn dhibka ee iyaga loo adeegsanyo hooyooyinkood iyo walaaladood waxaan leenahay haddan nahay dhalintii ree ogadenya waqtigii dabaqoodhigu wuu dhammaaday xoriyaddii iyo calankii oon saaro ayaan hiigsanaynaa insha allah halgankuna waa gabagabo
onlf guul ayan leenahay dhinac kasta cadowga way ka badiyiin wayna mahadsanyiihin jwxo
0
Re: ISMA DHIHIN!
written by Geeljire, August 24, 2009
Igo, soon wacan marka hore,

Marka xigta, inta dhibaato ee aad taxdey w3aan kula garowsanahay, balse ma'aadan sheegin xalkii dhibaatada lagaga bixi lahaa.

Fadlan noo sheeg xalka dhibaatooyinka aad soo tadey?

Geeljire
0
WADANI DHIBAATAYSAN OO ONLF AY DIB URIDAY
written by WADANI, August 24, 2009
WALAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN U MADA REE OGADEN
SALAANKADIB WALAL WAXAA DHIBKA UGU WAYN SHACABKA REE OGADEN U GAYSTA WAA ONLF
RAGA MAGACAAN KU QADHAABTO EE DAD YAHOW INTAAN TASHANO AAN ONLF DHIBAATO AYAY INOO WADAD AAN DHAMAAN ADUNKUNA MEESHU MARAYO WAAD ARAGTAANE AAN DADKA DIBADA JOOGO AYAAN U SAHLAY IN ONLF AYAAY UMADA GUMAADO OO CADAWAGA KU LAYSO EE WALALAYAL AAAN ONLF WAX XORNIMO AH OO AY NOO SIDAA MANTA MA JIRTEE AAN UMADA INTA KA HADHAY AAN BAD BADINO DADKENA QURBAHA JOGOW INGA AYAY TALO INAGA GO DAAYE AAN ONLF BANAAKA ISKA MARINO DHIBAATO AYAY UMADA U HAYAAN EE FAA IDO KAMA SUGEEYNE WALALAYAL AAN ONLF ILAHAY HA NAGA QABTO WAA BIL RABADAANE
0
...
written by onlf girl, August 28, 2009
onlf hadayna dani ku jirin tolow ma ina iley iyo munafaqiinta qayrkii ah ayay ku jirta????????????????????? waxaan umalyn waad qarwaysaaye hurdada ka kac tageeraha onlf inu sii badto mooyee ka sugin inuu naquso, mucaadradka onlf na ha dhaco waa bil ramadaane
0
...
written by sharmarke, August 29, 2009
waxaan halkan kasalaamayaa bulsha weenta reer ogaadenya iyo dhamaanba bul sha wenta somaaliyeed . Waxaa wax lagu qosla ah in aan manta maqalo ONLFBAA dad gumaada . Taa waxaa jawaabteeda ah kac oo waydii qof kasta oo ku abtirsada somali , iskaba dhaaf bulshawenta reer ogaadeeya. Qof kasta oo aad waraysato waxuu kuleeyahay waan kudiirsanay ONLF. Wayanaha ayay naga caawisaa , Nagana difaacdaa wayanaha dhig cabka ah iyo daba qoodhiga lasocda oo uu uwenyahay ina iley daud ahmaar ayagana, na gumada, na kufsad ,na dhaca, na jirdila ,na naxi,na dhaca .waxayana intaa raacinayaan ilaahayow naga qabo wayanha iyo injirta daba qoodhiga ah ee aay ku shaqaystaan .Marka intaa waxaan kudari wilyahow isku sheegay wadani, wadani matahid waxaa tahay dabaqoodhi , ilahay iyo dadkiisaba godab kagalay. Ee ilaha ha ku hanuuniyo aaaamiiiin adiga iyo inta kula midka ahba
0
OGADEN PEOPLE GATHERED AT THE EMBASSY.
written by abdirizak aden garane, nairobi, January 15, 2010
I THINK IT,S VERY VERY GREAT OVERWHELM AND SOME THING THAT CAN IMPOSE TANGIBLE ENTHUSIASM TO THE OTHER REBELLION GROUPS WITH ALL SOMALI STOOGES WHO HAVE BEEN SLAVES OVER THE LAST DECADES BY EHTIOPIAN ANTAGONIZES .
IT,S SOFTNESS OF FAITH WITH WEAKNESS OF MAN POWER TO SUPPORT THE AFRICAN SMALL JEWS IN THE HORN OF AFRICAN, THAT ,S EHTIOPIA WHO MASSACRED AND GENOCIDE OUR OGADEN KIDS AND WOMEN AND THE GREAT OGADEN WARRIORS.
AS OGADEN WE HAVE BEEN FIGHTING SINCE LONG PERIOD OF TIME AND NOT EXHAUST TO FIGHT STILL TO ELIMINATE THE EHTIOPIAN JEWS AND ISRAEL SUPPORTED MONKEYS.
MY NAME IS ABDIRIZAK ADEN GARANE AM KENYA -BORN OGADEN SOMALI GUY AND READY TO DIE WITH MY FORE IN TERMS OF DEFENDING MY SUFFERED OGADEN CITIZENS.
OGADEN IS A LARGE LAND OWNED BY OGADEN POPULATION WHO WERE OCCUPIED OGADENIA AND NORTHEASTERN REGIONS,WE ARE NOT MINORITY NOR STOOGES AND ANY BODY WHO IS POSTING COWARDNESS STATEMENTS ON THE COMMENT PAGES WILL BE STUNNED.
TRY TO PRE-ASSUME UR FEEBLED MINDED -SMALL BRAIN AND REGAIN WHAT R U TALKING ABOUT AS UR USING SOMALI LANGUAGE WITH SUPPORTING THE ETHIOPIAN IDIOTS THAT SETTLED THE OGADEN HOLY LAND UNKNOWN AS OGADEN REGION WHICH NOT APART OF ETHIOPIAN TERRITORY NOR SOMALIA EARTH.
AS ABDI PERSONALLY AM SPEAKING ON BEHALF OF THE OGADEN NORTH EASTERN REGION LEADERS OR PEOPLE AND SUPPORTING ONLF, THAT,S OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT IF U DONT KNOW BECAUSE I KNOW SO MANY PEOPLE ARE CHRISTIAN STOOGES AND CANT KNOW WHAT ONLF IS LIKE THOSE MENTIONED OGADEN SOCIETY AS IMPRESSIVE.

BY DR A-A GARANE, NAIROBI KENYA

I HOPE OGADEN PEOPLE GREAT VICTORY AND LONG LIFE WITH ISLAMIC LAW.

REGARDS

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Saturday, 22 August 2009 16:39 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 75 guests online