Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Tuesday
Feb 09th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Labo muwaadin oo ogadenya u dhalatay oo loo gacan galiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya

Labo muwaadin oo ogadenya u dhalatay oo loo gacan galiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya

E-mail Print PDF
Labo muwaadin oo u dhalatay Ogadenya ayaa 04-08-09 laga qabtay meesha la yidhaahdop Tuulo Buryoqab oo u dhaxaysa Burtinle iyo Gaalkacyo ee ismaamul goboleedka Puntland, Labadaas muwaadin  oo ka xamaalanayay deegaankaa muddana joogay ayaa  hada loo gacan galiyey ciidamada gumaysiga itoobiya oo halkaasi ku sugnaa kadibna loo dhaadhiciyey xabsiyada magaalada Jigjiga.

Ma aha markii ugu horeysay ee muwaadiniin u dhalatay ogadenya laga qabto Puntland ama gobolada waqooyi galbeed ee soomaaliya ,balse waxay kamid tahay dhacdooyinka naxdinta leh ee loogu adeeyagayo gumaysiga itoobiya.
Comments (8)Add Comment
0
looma dulqadan karo waxay puntlan caadaysatay
written by guulwade, August 10, 2009
waxay maamulo dabadhilif u ah woyaanaha ethiopia caado kadhigteen dhibaataynta shacabka ogadenia waxaana udanbeeyay falkan ay puntland kukacday oo laba muwaadin oo ogadenia u dhalatay woyaana loogu gacan galiyay iyaga oo aan waxba galabsan, ciidamada xoraynta ogadenia wa in arinkaa talaabo kaqaadan, maamulkas puntland waa inay ogaadaan in muwaadiniinta ogadenia ay dad iyo dal ba leeyihiin lagalana xisaabtami doono dhibka ay kulakacayaan shacabka ogadenia wakhti dhow hana kutala galaan inuu yahay wax aannaa marna ilaabaynin oo uurku taalo ah
0
eega uun ma aha
written by abdi mohamed, August 12, 2009
dadwaynaha ogaadeenya meelkasta oo ay joogaan waxaan dhihi lahaaa waa in si dag dag 10 nin oo rer butland ah oo kaluun ku soo koray loo dilaa raga la dhiibayo ee aa waxba galabsan waxaan qabaa i n ogadeeen ahaan uun loo gumaysiga loogu dhiibayo waa inaynu inaguna dhabayaco ahaan uugu aarnaa oo si dag dag ah rag loo dilaa raga gumaysiga loo dhiibay (Nimaan shani kaa reebin sharci iyo kablalax toona kaama reebaan) asc wr wb
0
munafaq ilahay iyo umadisu way necebtahay
written by Ahmed nour, August 12, 2009
horta ma is wadiseen idinka sababta somalidu idin nacday
walaahi waa mid aad galabsateen somali mantuu ogadeen waxay ka jeceshay tikree wayoo ogadeen waa munafaq
0
munaafaqa runta ah inaad tahay waad is ogatahay
written by guulwade, August 12, 2009
kan ahmed nour, isku magacabay way iska cadahay cida munaafaqa ah waana cida galada dabada udhaqda ee sidaa doo kale uhadasha una malaynaya in wayaanada qadhmuun oo loo adeego hormar ay kugaadhayaan ee iska aamus cid walbana taariikh duna way qori ALLAHII koonkan abuurayna wuu kala xisaabtami wixii uu gaystay.
0
Puntland mas'uul ma katahay?
written by Ig, August 13, 2009
Markii aan dooranay wadadan waxaan ku raali noqonay qadarta.waxaana maqsuud ku nahay waxkasta oo maalmuhu noo keydiyaan kharaar iyo macaan.Bilowgiina nolosheenu waxay la jaan qaaday maalmo kuwan ka adkaa waana noo hido mudan dhaadasho xalaal ah.

Waxaase mudan mala awaal iyo wax iska weydiin puntland iyo isaqland ma yihiin cida mas'uuliyadda leh?malahaygee waxay mudanyihiin in loo tacsiyeeyo,waayo?waxay ku raali noqdeen dulli iyo darxumo iyagoo aqbalay kufsi sharciyaysan!

sidaas darteed waa ku ceeb qof miyirleh inuu hiil ka doono mid duleysan!
0
Wax Hubsada!
written by Mohamed, August 14, 2009
ASW, walalayal warka hubsada webka warbixintisana wali wax ba ka dhiman sida magacyada dadka la qabtay iyo ilaha warka ay ka helen toona. Mida kale maamulku PL gaashaanku u daruuray eedaymahaas Ogadenia iyo Puntland-na wa walaalo daris ah ee dacayadaha ha la iska kurtumo jaro.
0
vfqdf
written by fanax, August 15, 2009
waxaa isweydiin mudan potland maxaa ogadeniya ka bi isay anigu waxan u dhashay gobolada dhexe ee somalia meesha aan ku dhashay 2000 ilaa 22 waxaa ka soo degijiray cidamo ONLF ah oo ka yimid dhinaca eritrea inta wadno ayaan gelin jirnay dhulka ogadenia somalinimo marka laga soo tago rer putland ayaa iga xiga ogadenia marka taas waxa ku tusaysaa dabadhilifnimadu heerka ay ka garsisan tahay labada mamulgoboled ee reer so.land iyo p.lnad qofkasta oo somali ku abtirsadoow haka tegina taariikhdaas ee qora.
0
salaaan
written by jdhjfhdj1, August 16, 2009
dadka ogaaaaaaadeeniya ee dafaha caalamka joogo waa in ay ogaadaan in cadow goodu badan yahy loona baahan yahay in ka foojifnaadaan ama ha kor madoobaadee ana caddaadee

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
 

Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.
Please update your Flash Player to view content.
Banner





 


Spotlight

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Ogaadeenya oo u dhaxeysa gooni isu taag iyo Xasuuq.

Wargeyska lagu magacaqabo Africa International oo ka soo baxa dalka Fransiiska bishiiba ma...

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 47 guests online