Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Friday
Feb 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Ciidanka qalabka sida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka Wayaanaha

Ciidanka qalabka sida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka Wayaanaha

E-mail Print PDF

Tuulada Daratoole ee gobolka Doollo iyo nawaxigeeda ayay ciidamada xoreynta ogadenya dhowr maalmood oo isku xigta ka fuliyeen falal isugu jira dhabagal iyo weerar cad oo ay ku qaadeen ciidamada gumaysiga Itoobiya:


10-11/ -06-09 Tuulada Daratoole ee gobolka Doollo  dhabagal ay cwxo ku filiyeen ciidamada gumaysiga itoobiya ayay kaga dileen 13 wayaane 20 kalana kaga dhaawaceen

Sidoo kale 14-23-06-09 dagaal iyo fal dhaba gal ah oo ka dhacay tuuladaas Daratoole ee gobolka Doolo waxaa ciidamada cadowga lagag dilay  10 askari halka dhaawucuna gaadhay 14 kale waxayna wararku shegayaan in 4 kamid ah  ay u dhinteen dhaawacaas.

 14-06-09 Meesha la yidhaahdo Addin-Libaax oo ka tirsan tuulada Siroow ee gobolka Doollo dagaal ka dhacay waxaa ciidamada nacabka ah lagaga dilay  7 wayaane waxaana lagag dhaawacy 9 kale.

13-26-06-09 Deegaanada  Dhabba-rooble iyo Ugunbaa ka wada tirsan Nusdariiqa  isku dhac iyo dagaal ku dhex maray cwxo iyo kuwa gumaysiga itoobiya ayaa  ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 11 waxaana lagaga dhaawacay 1 askari oo kale,dhaawaca soo gaadhay ciidanka gumaysiga ee lagu jabiyey Ugunbaa ayaan iyaga faahfaahin rasmi ah lagaga haynin isla habeenkaas taariikhdu ahayd 26-06-09 ayay cwxo waxay mireen magaalada Nusdariiq waloow aan faahfaahin rasmi ah laga helin khasaaraha la gaadhsiiyey ciidamada cadowga Itoobiya.

18-06-09 Meesha la yidhaahdo Biyo-fadhiisiga oo ka tirsan Dhagaxmadoow  dagaal ka dhacay waxaa ciidamada nacabka ah lagaga dilay 2 wayaane waxaana lagag dhaawacy 3 kale.

19-06-09 Deegaanka  Dhaanfurka oo  oo ka tirsan Magaalada Dannood dagaal ay iskaga hor yimaadeen ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya iyo ciidanka gumaysiga ayaa  ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 2 askari  halka 2 kalana lagaga dhaawacay.

21-06-09 Dhabagal gaadmo ah oo ay cwxo ku fuliyeen ciidamada cadowga itoobiya  meesha la yidhaahdo Ceel-Maxidha ayaa ciidamada cadowga itoobiya lagu gadhsiiyey khasaare badan waxaana ilaa iyo hada la hubaa in 2 wayaane lagaga dilay 3 kalana lagaga dhaawacay waloow ay warar kale sheegayaan in khasaaruhu intaas ka badan yahay.

23-06-09 Dagaal kulu oo ay iskaga hor yimaadeen cwxo iyo kuwa gumaysiga itoobiya meesha la yidhaahdo Laanqayrta oo Gabo-Gabo katirsan ayaa ciidamada cadowga lagaadhsiiyey khasaaro u badan dhimasho waxaana lagaga dilay 20 askari waxase adkaatay in la helo tirada rasmiga ah ee ka dhaawacantay kadib markay dhaawacoodii la carareen.

23-06-09 Deegaanka Wanniiqle oo ka tirsan Tuulo-Wacdi dagaal ka dhacay waxaa ciidamada wayaanaha laga dilay 3 askari halka 4 kalana lagaga dhaawacay.

24-06-09 Ciidamada xoreynta ogadenya ayaa dagaal ku qaaday ciidan wayaane oo ku sugnaa meesha la yidhaahdo Mudulka Dhagaxmadoow  waxayna kaga dileen 4 wayaane halka ay 3 kalana kaga dhaawaceen.

Isla 24-06-09 Magaalada Gabo-gabo fal ay ka fuliyeen cwxo ayay khasaare ba,an ugu gaysteen ciidanka cadowga itoobiya,khasaarahaas oo aan si rasmi ah loo elin ayay wararku tibaaxayaan in laga dareemey magaaladaas.

Sidoo kale 24/26-06-09 cwxo ayaa miray ciidamada cadowga itoobiya ee ka howlgala magaalada Dannood waxayna soo gaadhsiiyeen khasaare aad u balaadhan oo markuu waagu baryay dartii loo xidhxidhay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin,dadka magaalada ayaa soo sheegay in kahaasaraha soo gaadhay ciidamada cadogu habeenadaas uu ahaa mid aad u badnaa.

28-06-09 Meesha la yidhaahdo Kurtunle oo ka tirsan tuulada Qaloocan ee gobolka Doollo dagaal ka dhacay waxaa ciidamada nacabka ah lagaga dilay 5 wayaane waxaana lagag dhaawacy 7 kale.

Cabdinuur Sh. Maxamed
Radio Xoriyo

Comments (4)Add Comment
0
HOW TO DEFEAT MELES ZENAWI......
written by hassan guled, July 04, 2009
I believe the Onlf and other rebel groups can overthrow the dictatorial regime in Adis ababa just by doing simple things. I will explain what can be done here.
1.. all the rebel groups in ethiopia should meet possibly in Asmara and discuss ways they can help each other and coordinate attacks. should focus on strenghtening ties and communication, and maybe even troops integrations and single command and control to coordinate attacks.
2... the rebels should focus their strategies on first weakening the regime, by that you need to weaken it economically. financially weak government is weak militarily. How do we weaken it economically? simple, you bring the country to are stand still no movement of products and goods. no movement of products and goods, no business, no business no taxes to government covers. You do this by attacking and burning transport trucks and their cargo, and derailing the only cargo train that brings products to landlocked Ethiopia. Then the government will try to protect the roads and rail lines. they need massive Numbers of troops to do so. now the rebels have diverted some ethiopian troops to non essential non battle related tasks that are costly to the regime and beneficial to the rebels, because now the rebels will have to confront lesser numbers of Ethiopian troops. and the government road and rail line troops will be weak and easily outnumbered.
3....The rebels should focus on flipping the Ethiopian generals and high ranking military official to their side. this can be done by bribing them or promise of high government post when the dictatorial regime is over thrown. If the rebels succeed in flipping are general, they can get massive weaponry with him or valuable military secret that can change outcomes of battles.
4... In every struggle The hearts and minds of the people is crucial to success. let it be the people inside Ethiopia or Outside. propaganda and PR campaign should be launched to make the rebellion "THE PEOPLES REBELLION".
5.. the rebellions should observe the elements {droughts and rainy season} this is crucial to victory or defeat. when there is a drought rebels should seek a place they can get food and water, and continue fighting unabated. We have seen the ONLF nearly destroyed when in a drought the Ethiopian regime burned villages and buried boreholes, and used food as a weapon to starve the rebels to death. This should be avoided with alliance of rebels. when one rebel groups region is in drought they should be allowed to come to another rebel groups land so they can get food and water undisturbed by locals.
6...Oil drilling in Ethiopian should be stopped at any cost and by any means necessary. a rich enemy is a strong enemy. stopping oil drilling in Ethiopia can be done by combination of site attacks and buying TV advertisement in home country of the oil drilling company and even protest at that company's headquaters in their country. that will embarrass the company and make it costly for them to drill for oil in Ethiopia.
7... peoples rights should be respected and human rights violations must be avoided. if the rebels start abusing the people they will lose the support of the people because people will say their is no difference between the rebels and the government.
8...when the regime colapses Ethiopia should be divided into 8 countries immediately.
0
dagaalada cadawga itobiya lagu jabiyay
written by c/raxman sugule, July 08, 2009
tootalka ama tira koobka rismiga ah ee bishii 6 xaad ilaa bishan 7 ee 2009 waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya ciidamada onlf ee dagaalyahanada ihi ay ogadenia kudileen waa kuwa itoobiyee 3400/oo askari waa sida ilaha ugu macquulsani an saxiyeen saas darteed waxaad halkaa kafahmaysaan in lagaga adkaaday itoobiyaanka damacoodii ahaa gumaysiga siiwada alxamdu waan guulaysanaynaaye haloo wada istaago halganka xaqa ah ee gurmadka loogu jiro ee ogadenia guul ama geeri
0
hope
written by ali saalax, July 13, 2009
i hope for my people and i pray for them to difeat those barstads itopians a will suport them for the rest of my life
0
Hayin!
written by Igo, July 14, 2009
Waa muusig ka asalsan jabaqda fiinta,maistiri ka macaan malabka?

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Saturday, 04 July 2009 03:49 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 83 guests online