Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Dad iyo xoolo fara badan oo lagu xidhxidhay Godey

Dad iyo xoolo fara badan oo lagu xidhxidhay Godey

E-mail Print PDF

Warar lagu kal soonyahay oo ka imanaya Magaalada Godey ayaa sheegaya in dad fara badan ku xidhanyihiin magaalada Godey ilaa laba todabaad. Dadkaas oo laga soo qabqabtay baadiyaha tuulada boodhcaano, dadkan shacabka ah ee sida sharci darada ah ugu xidh xidhan waxaa weheliyay xoolo nool oo iyagana isla aagaas laga soo kaxaystay.


Dadka xidhxidhan oo aad ufara badan waxaan magacyadooda helay:

1. Raabi Aw-muxumed Cabdi
2. Makhtal Cabdullaahi kadoon
3. Maxamed Ibraahim Cabdi
4. Shaafi SHEEKH cumar
5. Dubad Cabdullaahi Kadoon
6. Yuusuf Odawaa Xaashi
7. Maxamed Cali nuur
8. Cabdi dayr diiriye Cbadi
9. Maxamed Shaafi SH cumar
10. Qaalane Qurbac
11. Cabdi maxamed Cumar
12. Deeq Hussein MUXUMED
13. Faysal Sheekh Cumar
14. Maxamed Bashiir Colow
15. Xassan Galayax Afey
16. Hussein Muxumed YARE
17. Maxamed Muxumed yare
18. Axmed yuusuf Oriye
19. Axmed Cabdullahi Haybe
20. Xeroow Suufi Khaliif

Dhinacakale waxaa magaalada kuxaraysan xoolo fara badan oo laga soo uruuriyay isla aagaas boodhcaano. Xoolahan waxay kala yihiin: Adhi 100, lo’ 75 iyo geela oo ah 40. Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in lodii loogu deeqay askarta tigreega adhigiina ciidanka dabaqoodhiga ah lasiiyay si loogu quudiyo.

Wixii kasoo kordha waanu soo tabin doona insha Allah.

Xigasho: ONA

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 106 guests online