Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
May 22nd
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Gudoomiye Xigeenka JWXO oo soo booqdey Wadanka Maraykanka

Gudoomiye Xigeenka JWXO oo soo booqdey Wadanka Maraykanka

E-mail Print PDF

4 January 2013, Caawa fiidkii a ayaa waxaa soo caga dhigatay garonka calamiga ah ee Minneapolis/St. Paul International Air Port dayuradii uu la socday Gudomiye kuxigenta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaden Halgame Moxamed Ismacil Cumar.

Waxaa garoonka buux dhafiyay xubno aad ufarabadan oo tagera halganka xaqa ah ee ka socda dhulka Ogadenya. xubnahan oo si quruxbadan ugu labisnaa calanka iyo astamaha halganka Ogadenya ayaa safaf aad u dhadheer u tagna garonka dhexdiisa ayagoo ay anshax iyo asluubi ka muqatana waxaa ay soo dhawayn diiran iyo salanba gudoonsiyen masulkan sare ee ka tirsan hogaminta JWXO ahna asaasayashii udubdhexadka  u ahaa curashada jabhada ONLF. dhanka kalena waxaa ay caruur aad u dayari gudoonsiiyeen Mudane Mohamed Ismaciil ubax aad u quruxbadan.

Halgamahan aya u socdalkiisan uu ku sabsanyahay howlo shaqo halgameed oo uu ku maroya dhamaanba jaliyadaha Ogadenya ee ka dhisan qarada Waqoyiga America. Ayadoo malmahanba ay Jaliyada Ogaden sugaysay imatinka Mudane Mohamed Ismacil ayaa waxaa uu mudanuhu shirar isdaba joog ah uu ku qaban donaa gobolka Minnesota kadibna uu uga sii kicitimi doona gobolada kale ee wadanka Maraykanka.

Sargalkan sare ee ka tirsan hogaminta JWXO ayaa lafilayaa inuu warbixino aad loo sugayay uu usoo gudbin dono jaliyada Ogadenya ee uu la kulmi doono.Fahfahinta shirarka iyo howlaha masulkani uu qabandoono kala soco halan oo ha ka foganin
 

Video Feed

Masuul kasoo goostay Liyu Poliska oo kawaramaya xasuuqa Ogadeniya kajira,,RX oo Wareysatey N/Hure Qari oo ka soo baxsadey Maleeshiyaa Liyu

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 99 guests online