Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Apr 17th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Jaaliyada Ogaden ee San Diego oo xustey sanadguurada 28aad ee JWXO

Jaaliyada Ogaden ee San Diego oo xustey sanadguurada 28aad ee JWXO

E-mail Print PDF

Jaaliyada Ogaden ee San Diego oo xustey sanadguurada 28aad ee JWXOAxad, September 02, 2012: waxaa magaalada San Diego eegobolka California oo ah cariga Maraykanka ka dhacay xaflad aad loosoo abaabuley oo ay kasoo qayb galeen shacab aad u tiro badan.

Dadkaa goobta isugu yimid ayaa waxay ka kala koobnaayeen dhamaan qaybaha bulshada ee ay ka koobantahay Jaaliyda Ogaden ee San Diego, sida Hooyooyinka, Dhalinyarada, Odey dhaqameedyad. Qaban qaabada Xafladan ayaa waxaa qayb libaax leh ka qaatey digaa OYSU ee Gobolka San Diego.

Xafladaan oo lagu xusayay sanad guuradii 28aad ee kasoo wareegtey aas aaskii JWXO. Waxaa goobta lagu soo bandhigay kudbado iyo wacdidiini ah oo meela badan taabanaya.

 

Goobta xafladaan lagu qabtay oo ahayd Hotel-ka  Holiday Inn oo ku yaala magaalada San Diego ayaa sidii caadada ahayd waxaa lagufuray aayadaha quraanka kariimka iyo wacdi uu soo jeediyay Sheekh Xuseen.

Waxaa kaloo khadka lagu soo xidhay oo shacabkii halkaa isuguimaaday khudbad muqaal ah usoo jeediyay Mudane Cadaani Hiirmooge , wuxuuna silama ilaawaan ah u dhiiragaliyay shacabkii goobta joogay oo uguna baaqay inay Ethiopiaburburayso fursadna aan hada uhaysano inaan helo  xoriyadeena inshalah.

Waxyaabihii halkaa lasoo bandhigay oo aan lasoo koobi Karin ayaawaxaa kamid ahaa majaajolooyin, heeso wadani ah iyo dhaanto ay soo ban dhigeenfanaaniinta iyo abwaaninta ururka OYSU ee San Diego.

Marnaba waxaan la iloobin Karin oo goobtaas hadal dheer kajeediyay nin kasocdey xafiiska Bob Filner oo ah ninka usharaxan duqa magaaladaSan Diego , hadana ah xubin katirsan congreska maraykanka oo laga soo doorteysan diego. Wakiilka kasocday xafiiska Bob Filner ayaa sheegay hadii ay somaliducodkooda ugu shubaan doorashada soo socota ee bisha November uu waxyaabo badan kacaawindoono bushada Somaliyeed ee kunool magaalada San Diego.

Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Frontline Club Oslo: Ethiopia

Frontline Club Oslo: Ethiopia from FILM.as on Vimeo.

Spotlight

 

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab

he “firstly travelled by camel – given to me by my brother, to Danod in Wardheer. This...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 82 guests online