Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Shir sanadeedkii Jaaliyada Ogaden ee Minnesota oo ka dhacey Magaalada Minneapolis

Shir sanadeedkii Jaaliyada Ogaden ee Minnesota oo ka dhacey Magaalada Minneapolis

E-mail Print PDF

Waxaa usbuucan dhexdiisii ka dhacay magaalada Minneapolis shir aad u baladhan oo ay soo qaban qaabisay Jaliyada somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota.Shirkan oo ahaa mid taariikhi ah ayaa waxaa lagu marti qaaday dhamanba Jaliyada Somalida Ogaden iyo ururada bulshada ee u ololeeya sidii xal waara loogu heli laa qadiyada Ogaden

Ayadoo ay hawadu aad qoboobayd barafna uu da,ayay ayay jaaliyadu muujisay dadaal xoogan waxaana madashii soo buuxdhafiyay dadkii shirka lagu marti qaaday ayagoo aad ugu heelanaa inay ka faaiidaystaan xogta dhabta ah iyo meesha uu marayo halganka xaqa ah ee loogu jiro xoraynta shacabka Ogaden ee ay gumaysato maxaysaytada Tigreedu.

Aayado qura’aan ah iyo wacdi qiimo badan oo shirka lagu furay ka dib  waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaliyada Somalida Ogaden ee gobolkan Minnesota Marwo Haweeya Xirsi Mahad oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa halkaasi ka soo jeedisay. Waxay marwo haweeya ka war bixisay wax qabadkii Jaliyada ee sanadkii la soo dhaafay ee 2011.

Dhanka ururad bulshada ee u ololeya qadiyada Ogadenya ayaa ayagu si wayn uga soo qayb galay shirka warxbixino ku saabsan xaalada Geeska Afrika iyo saameynta ay Ogadeniya ku leedahay halkaas ka soo jeediyay.
Comments (1)Add Comment
0
...
written by northface coats, February 15, 2012
those, President of will also are quiet has down waiting for the north face of answer. slightly wanted to has about the north face only opening said: "you first not worry. the North Team has the face on the way back, but this big branch after all impossible to drawn back, so give the north face store must time. ""Purple day, President of, not the north face were wanted to embarrassed store, but the north face were is is is adhere to not has. store does not know, now of situation very of dangerous, Russia people of intrusion Legion are has fast to Yellow River edge Shang has, this zhiqian the north face were also has never no let which national of intrusion who entered had so core of regional had.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 62 guests online