Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Bayaan: Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya - JWXO

Bayaan: Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya - JWXO

E-mail Print PDF

Shir  hawleed  ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha Dhexe ee ku suganXarunta Dhexe/ JWXO ee gudaha dalka Ogaden intii u dhaxaysay 19 - 22 bishan December, waxaa lagu qiimeeyay:

  • Xaaladda guud ee halganka iyo duruufaha ku xeeran.
  • Qiimayn xaaladaha cadawga uu ku sugan yahay.
  • Xaaladaha ka jira Geeska Afrika.

Dood iyo falanqayn dheer ka dib waxaa la isla qiray in guulo wax ku ool ah lagagaadhay halganka shacabka Ogaden ee gaadhay heer sare oon ka soo laabadlahayn iyo gaar ahaan hawlagadii ciidan ee la qaaday intii u dhaxaysay labadaShir-hawleed.

Waxaa la qiray inuu cadowga taliska Addis Ababa ku guuldaraystay dhamaan qorshayaalkiisii ku wajahnaa Geeska Afrika gaar ahaan Ogaden.Waxaa hoosta laga xariiqay inuu cadawgu ku sugan yahay marxalad burbur ah oodhinac walba ah, sida ciidankiisa uu  ku jira amardiido, goosi iyo mooraalxumo uuna garanaynin sabab uu ugu dhinto Ogaden iyo siyaasadiisa oo gebidhaclaynaysa oo meel kasta ka soo xidhantay.

Markii ajandaha shirka si mug leh looga wada hadlay waxaa lagu go’aamiyay siloo dardargaliyo halganka qodobada soo socda;
  1. In la fuliyo islamarkaana la sii xoojiyogo’aamadii Shir- hawleedkii hore. 
  2. In la fashiliyo shirqoolada cadawga lanaburburiyo ujeedooyinka aan midho dhalka lahayn ee soo noqnoqonaysa.
  3. Waxaa la ansixiyay qorsho shaqeedka la jaan qaadaya xilligan.
  4. Waxaashirka canbaarayn looga soo jeediyay falalka argagixisnimo ee uu gumaysigu kulakaco  shacabka birmagaydada ah ee Ogadenya.
  5. Waxuu shirku canbaareeyay shirkadaha shisheeyaha ah ee damaca foosha xun ee doonaya inay boobaan  khayraadka rabaaniga ah ee Ogaden
  6. Shirku waxa uu amaan iyo bogaadin u soojeediyay Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogaadenya (CWXO) ee sida geesinimada ah ugutay xilkiisa. Sidoo kale shirku wuxuu hanbalyo iyo bogaadin u diray shacabka Ogaadeenya gude iyo dibadba siduu u garab-istaagay hogaanka iyo ciidanka JWXO ee u taagan raadinta xaqa aayo ka talinta shacabka.
  7. Wuxuushirku shacabka uga digay inayna ku kadsamin beenta iyo shirqoolada dhaqareed ee cadowga una adkaystaan dibindaabyada uu ku hayo.
  8. Wuxuushirku u soo jeedinayaa digniin kama dambays ah kuwa biidhi qaatayaalka ah ee naftoodii, caqiidadoodii iyo sharaftii qaranimadooda iibsaday inay kawaantoobaan haddii kale ay la kulmi doonaa caaqibo xumo.

Waxaa laga soo saarey Xarunta Dhexe ee JWXO, Ogadeniya
Midnimo – Mintid - Iskutashi - Guul
Comments (1)Add Comment
0
joining shackle
written by joining shackle, March 26, 2012
Many end shackle ago, joining shacklewhen I didn't have much money, kenter shackleI used to make cookies for gift. buoy chain Who doesn't enjoy a couple of chafe chain with a cold glass of milk? marine anchor chain These are all cookies with chocolate in them and three of the high-quality anchor chain do not have to be baked.china anchor chain If you're feeling guilty,anchor chain standards just think cocoa is a great antioxidant. studless link come close to satisfying a sweet tooth than stud link chocolate. offshore mooring chain From classic old-time recipes like marine chain chef cake to toffee bars.

The quick camouflage net is from my local distributor and he gets it from Wholesale Camo Netting but how did it get to Belgium Camo Netting why iscamo netconsidered thecustom camo netting chocolate in the world? custom camouflage net chocolate that I used today to make your candy came from a long line of cacao seeds that became trees in the cheap camo nettingRain Forests more than 40 centuries ago. These trees were most probably discovered by the Incas who then traded the seeds to the Olmecs.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 68 guests online