Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Ogaden Shir ka dhacay Copenhagen.

Shir ka dhacay Copenhagen.

E-mail Print PDF
Wafti  ay hogaaminayso Dr. Cibaado Xirsi Mahad(Xoriyo) gudoomiyaha hogaanka dhaqaalaha ee Jabahada Xoraynta Wadaniga Ogaden oo baryahanba socdaal hawleed ku marahayey wadamada yurubta galbeed  ayaa shir aad loo soo abaabulay ku qabtay magaalada Copenhegan ee wadanka Denmark.

Shirkan ayaa  waxaa ka soo qaybgalay dad weyne aad u badan oo isugu jira jahliyada soomalida Ogaden ee wadanka Denmark iyo dadweyne kale oo badan oo soomaaaliyeed oo ka kala yimid nawaaxiga magaalada Copenhagen iyo wadanka Sweden ee aan dariska nahay.

Dr. Cibaado Xirsi Mahad oo halkaa khudbad dheer ka jeedisay waxay ka warantay sooyaalka taariikheed ee halgankeenu soo maray iyo guulaha iyo horumarka Milatry,siyaasadeed iyo bulsho ee ururka xoraynta wadaniga Ogaden (O.N.L.F) ay ka samayeen halgankeena.

Gudoomiyahu waxay halkaa ka cadaysay in halganka jabhada xoraynta wadaniga Ogadeniya uu taabo galay.

Dr. Cibaado oo hadalkeedii sii wadatay waxay intaa ku dartay in gumaysiga iyo kuwa midiidinka u ah gumaysuguba ay ku hongoobeen isku daygoodii naf la caariga ahaa ee ay isku daya hayeen in ay ku wiiqaan rabitaanka dadwaynaha Somalida  Ogadeniya gudaha iyo dibadaba,taas oo astaan u ah sida gumaysigu u celin la yahay dagaalka jabhada wadaniga Xoreynta Ogaden.
Waxay gudoomiyuhu ku nuuxnuuxsatay in dadaalka lagu doonahayo xaqiijinta himilada dadweynaha Ogaden iyo taabagalinta rabitaankooda xoriyadaeed la dardargalin hayo.

Iskaashiga iyo wada shaqaynta iska caabiga gumaysiga waa in halkiisii laga sii wado iyadoo la xoojin hayo habsami u socodka hawlaha halganka ayey gudoomiyuhu ku boorisay dadwanihii halkaa isugu yimid.

Waxaa halkaa isna ka soo jeediyey warbixin ku saabsan taariikhda geeska afrika iyo xidhiidhka halgankeenu taariikhda geeska afrika la leeyahay xildhibaan ka tirsan golaha dhexe ee jabhada xoraynta wadaniga Ogadeniya mudane Cabdullahi Axmed Ileeye.

Waxaa kale oo isna ka hadlay madasha shirkan  Dr Axmed Farax Ducale oo ka hadaly faiidad ay midmidu leedhay.

Kadibana waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyay Maro Canab Wali Cabas oo ah gudoomiyaha hoyooyinka Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Denmark halkaas oo  ay gabayo dad wayanahii shirkan ka soo qaybgalay dhiigooda dhaqaajiyay ay ka soo jeedisay.

Ugu danbayntii waxaa hadal guubaabin iyo dardaaran isugu jira ka soo jeedisay maro Stail Xirsi mahad (JWXO). Jawaiga shirakan ayaa waxa uu ku dhamaaday guul iyo isafgarad.
Comments (1)Add Comment
0
joining shackle
written by joining shackle, March 26, 2012
Many end shackle ago, joining shacklewhen I didn't have much money, kenter shackleI used to make cookies for gift. buoy chain Who doesn't enjoy a couple of chafe chain with a cold glass of milk? marine anchor chain These are all cookies with chocolate in them and three of the high-quality anchor chain do not have to be baked.china anchor chain If you're feeling guilty,anchor chain standards just think cocoa is a great antioxidant. studless link come close to satisfying a sweet tooth than stud link chocolate. offshore mooring chain From classic old-time recipes like marine chain chef cake to toffee bars.

The quick camouflage net is from my local distributor and he gets it from Wholesale Camo Netting but how did it get to Belgium Camo Netting why iscamo netconsidered thecustom camo netting chocolate in the world? custom camouflage net chocolate that I used today to make your candy came from a long line of cacao seeds that became trees in the cheap camo nettingRain Forests more than 40 centuries ago. These trees were most probably discovered by the Incas who then traded the seeds to the Olmecs.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Related Items

Who's Online

We have 63 guests online