Waxaa usbuucan dhexdiisii ka dhacay magaalada Minneapolis shir aad u baladhan oo ay soo qaban qaabisay Jaliyada somalida Ogadenya ee gobolka Minnesota.Shirkan oo ahaa mid taariikhi ah ayaa waxaa lagu marti qaaday dhamanba Jaliyada Somalida Ogaden iyo ururada bulshada ee u ololeeya sidii xal waara loogu heli laa qadiyada Ogaden
Ayadoo ay hawadu aad qoboobayd barafna uu da,ayay ayay jaaliyadu muujisay dadaal xoogan waxaana madashii soo buuxdhafiyay dadkii shirka lagu marti qaaday ayagoo aad ugu heelanaa inay ka faaiidaystaan xogta dhabta ah iyo meesha uu marayo halganka xaqa ah ee loogu jiro xoraynta shacabka Ogaden ee ay gumaysato maxaysaytada Tigreedu.




Idaacada VOA ee qaybta Afka Soomaliiga ayaa Wareysi ku saabsan labada Wariye ee ka soo jeeda wadanka...
