Ciidamada gumaysatada Itoobiya ee ka howlgala Ogadenya oo ay caado u tahay markii lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka inay ku gaydhaan shacabka maatida ah ee biri ma gayda ah.
Hadaba waxyeelaynta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsanin oo ay ciidamada qawlaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dhibaateeyaan ayaa baryahan dambe kor u sii kacday kadib markay dagaaladu u dhaadhaceen xeryaha iyo saldhigyada ay ciidamada wayaanuhu ku leeyihiin magaalooyinka Ogadeniya. Dhibaatooyinkii u dambeeyeyna waxay ka dhaceen;






