Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Kenya Inna Lillaahi wa inna Ilaahi Raajicuun

Inna Lillaahi wa inna Ilaahi Raajicuun

E-mail Print PDF

Wararka naga soo gaadhaya Xerada qaxtootiga ee IFO, Kenya ayaa sheegaya in Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Tiibaa lagu toogtey Xerada qaxootiga ee IFO, maanta mar uu sii galayey masaajid uu doonayo in uu salaada Jimca ku tukado.

Warakan oo aanaan faah-faahin dheeraad ah weli ka helin ayaa sheegay in gacata lagu dhigey Dambiilihii fuiyey falkan waxashnimada leh.

Ilaahay ha u naxariisto, Cabdirisaqq Tiibaa ayaa ahaa nin dhalinyaro ah oo aad u firin fircooon kaalin xoog lehna ka qaadan jirey kaalmeynta qaxootiga ka soo barakacay Ogadeniya ee ku sugan Xeryaha qaxootga ee Kneya.

Ma'aha markii ugu horeysay ee dalka Kenya lagu dilo dil qorsheysan xubanaha lagu tiriyo in ay lafdhabar u yihiin halganka shacabka Ogadeniya ugu jiro aayo-katashigiisa. waxay ahayd bishii July 20, 2011 markii N/Hure Cabdi Cabdulaahi Magaalada Nairobi lagu diley. mana jirto ilaa hada cid loo qabtey dikiisa, inkasta oo farta lagu fiiqayo sirdoonka Itoobiya.
Comments (22)Add Comment
0
...
written by faisal, August 20, 2011
Inalilaahi wainaa ileehi raajicuun Alla ha u naxariisto cabdirisaaq tiibaa ehelkii uu kabaxay iyo dhamaan ba reer ogadenya samir iyo iiman hakasiiyo Cabirisaq wuxuu Ahaa nin aad iyo aad u qaali ah Sharaf wayna ku dhex lahaa bah waynta reer ogaadeenya Allow kuu naxariiso amiin amiin amiin
0
INA LILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUN
written by Naftii-hure, August 20, 2011
Cabdirisaaq Tiibaa waxaan Allah subxaanah watacaalaa uga baryayaa inuu u naxariisto.Aamiin. waxaan qooyskii,eheladii iyo ummadda Ogaadeenyaba leeyahay samir iyo iimaan Alle ha inaga siiyo.Geeridu waa xaq.Cabdirisaaq Tiibaa isagoo sooman oo u soo diyaargaroobay inuu tukado sallaada Jamce, ayaa Gacan ka xaqdaran dishey.waxaan weynay mar kale HALYEEY qaalli ah.Isbuucyo ka hor ayay ahayd markii HALYEEY Cabdi Cabdullaahi dil kan oo kale ah loogu gaystay Nairobi.waxay naftooda u waayeen Gobonnimadda Ummadda Ogaadeenya.Gumaysiga Xabashida iyo Dabadhilifyadiisu wey heli doonaan cadhada Naftood-hurayaasha.Idinkana Alle ha idinku abbaalmariyo labadiinaba Jannatul Fardaws.Aamiin.
0
Tacsi
written by Cabdullaahi halgame, August 20, 2011
Asc ww salaam kadib waxaan halkan dhamaan walaalaha Muslimiinta ah meel kasta ooy joogaan ooga tacsiyenayaa geerida xaqa ah ee ku timid walaalkood halyeey Tiibaa. Marka labaad waxaan Allah weeydiisanayaa inuu Jannadii uu yoolkiisa ahaa inuu ka waraabiyo..aamiin.

Tan sadexaad waxaan walaalaha reer Ogaadeniya ama Soomaali galbeed u sheegayaa ineeysan ku indho saabmmin heshiiski aay wada galeen Dowladda iyo WSLF ee aay sii wadaab halganka barakeysan aaya ka tashiga Umadda Soomaaliyeed ee ku hoos nool dulliga iyo dacfiga. Waxaan Madax ONLF u sheegayaa ineey adkeeyaan xiriirka iyaga iyo Shacabka ka dhexeeya, ineey howl geliyaan dhaamaan kaabayaasha dhaqaale ee ururka, ineey ka billaabaan Waddanka mashruuc ah in geedo dhulka lagu beero si abaarta sanad kasta soo noqnoqoneeysa looga hor tago.

In la xoojiyo siyaasadda Dibadda iyo ururrada ka dhisan dibadda ee dhallinyarada, in aad loo sharraxo wax kasta oo mugdi ku jira iyo yoolka dhabta ah ee ONLF ka leedahay Waddanka. In Umadda si aaysan u daalin loo hirgeliyo mashruucyo horumarineed sida kii aan sheegay oo kale. In aan marnaba laga hor imaanin ciddii Umadda wax u qabaneeysa sida kuwa waddooyinka dhisaya, caafimaadka bixinaya iwm. In sharciga Islaamka maskaxda lagu hayo lana hirgeliyo si kuwa naga dhinta uu Allah ugu naxariisto oon aakhiro iyo adduunba aan u badbaadno. Allahu aclam.
0
...
written by qamaan, August 20, 2011
ac alaha u naxariisto cid kastoo muslimiinta ka dhimata gaar ahaan kuwa reerehena ah claah halgame waxa kaa muuqata inaad tahay wadaadadii qabyaalada darteeda onlf u raacay sidad u hadashayna waa si macquul ah mana aha caqli ay onlf garan karto, waxaanse kuu sheegi onlf inayna soomaali kalooy qanciso iskadaaye ayana ogaadeen kaliya qancin karin, una talin karin maxaa yeelay ogaadeen meeshuu u badanyahay waa gobolkii wax onlf na lagama yaqaano dadkuna waxay ku qanceen inayna onlf halgan ay amxaaro ku muqiinan karto ayan haynin gudahana ay ka dhamaadeen oo waataa golohoodii dhexe lagu baacsanayo kenya gudaheeda soomaaliyana horaybaa shabaab ooga gooyay waxa soo hadhay waa kooxda ingiriiska ka mudaharaada iyo yurubta kale tolow heesahaas iyo dhaantooyinka yurub lagu dhigaa wadan ma lagu xoray karaa.
aniga waxaa ila quman inay onlf caqiyaysato inta aanuu magaceedu sidii kii usc da noqonin heshiis macquul ahna ay la galaan itoobiya kililkana ay ina ilay ka qaatan dilka dadka iyo xidhitaanka magacooda lagu xidhayo maalinkaasay dhamaan. in sha alaah
0
...
written by waan dhiman, August 22, 2011
Illaah samir iyo iimaan hakasiyo marxuun TIBAA dhamaan eheladiisa qarabadisa iyo inti ladhalatay iyo dhamaam mushtamaca shacabweynaha ogadenia maanta waxaa inaga baxay garab kamid ah garabyada lagu xasusto halganka xaqa ah ee naf iyo maal ba aan loo kala baaqsan intaasi waaa baraarujin dhankina ah mida kale ani waxaan kamid ah dhalinta usoo kaceyso dalkeeni hooyo waxaan kunolahay QURBAHA nolasha dhabta ahna waa tan aan hada kujiro WACYI GALIN DHAMAAN JABHADA IYO QOF WALBO MANTA QORI U SITA UNA BAREERAY IN U WADNIHIISA IYO SANBABKISA AY XABAD KALA GOYSO SIDI U DULINKA UGA DUL QADI LAHAA DALKIISA DADKIISA DIINTIISA waxaan ogu baqi lahaa in ay iska ilaaliyaan ku xadgudubka xuquuqda shacabkooda WABILAHI TOWFIQ. W
0
louis vuitton outlet
written by louis vuitton outlet, August 23, 2011
well said it is very good for us
0
FFMpeg Host
written by Johny, November 20, 2011
what language is this ?
0
http://www.azduilawyer.com/
written by dui attorney arizona, December 21, 2011
Whether you have suffered as a result of taking Avandia or someone in your family has suffered.
0
moncler jackets
written by moncler jackets, December 22, 2011
Moncler decrease outside overcoats possess a number of pieces of art along with colours that needs to be dependent in regards to the year's winter season method breakthroughs. Winter season windcheaters may be affordable by way of population by way of the majority of grow older mounting brackets. Decrease is completely among the warmest choices.
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.
0
...
written by kidney stone treatment, January 03, 2012
Since this is the case, you need to drink at least eight glasses to ensure that you will have enough liquid to wash away impurities in your body.
0
...
written by juicy couture sale, March 06, 2012
juicy couture sale
0
...
written by pandora charms, March 06, 2012
pandora charms
0
...
written by borse louis vuitton, March 06, 2012
borse louis vuitton
0
Louis Vuitton UK/ http://www.mylouisvuittonuk.org
written by Louis Vuitton UK, March 12, 2012
Louis Vuitton UK swept the world, Louis Vuitton bags is a sign of fashion, while our bags factory outlets, if you wish, you can choose our web
0
louis vuitton online
written by louis vuitton online, March 14, 2012
Thank you for sharing your stuff on blog. It is doubtless that we have similar interests. Something are very helpful to me.
0
Great job
written by Ghostwriter, May 08, 2012
Readers want to read something they did not know before. That is why it is better that you should conduct relevant research before writing. You will be able to write better content this way
0
Great job
written by Ghostwriter, May 08, 2012
Readers want to read something they did not know before. That is why it is better that you should conduct relevant research before writing. You will be able to write better content this way
0
true religion outlet
written by hsky, May 10, 2012

Fashion wardrobe of beautiful women for the selection of jeans are very versed in their outfit out effect can at a glance. The compact body girl I use jeans weaknesses. With their own fashion style. Denim design trends from 2008 to 2009 the major brands of jeans, they played retro banner can be seen in some brands of poster advertising. First, the color processing and selection, but also presents a classic retro texture.
0
brand hats
written by new era fitted hats, May 16, 2012
good article.
0
Nike Marion Barber Jersey
written by Nike Marion Barber Jersey, May 16, 2012
Thank you! I'm glad you could get out of it to share with us
0
...
written by Wholesale NHL Hats, May 19, 2012
Very informative post. Thanks for taking the time to share your view with us.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Saturday, 20 August 2011 17:06 )  

Video Feed

Video Feed