Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Kenya Wiil yar oo Ardey ah oo lagu diley Xerada qaxootiga ee IFO

Wiil yar oo Ardey ah oo lagu diley Xerada qaxootiga ee IFO

E-mail Print PDF
War naxdin leh oo naga soo gaadhey Xerada Qaxootiga ee IFO ayaa sheegaya in March 7, 2011 lagu diley xeradaas wiil yar oo hada ka qalin jabinayey Dugsiga Sare. Wiilkaas oo la marjiyey ayaa magaciisa naloogu sheegay Haashim Jiilaani Guure.

Dilka Wiilkan ayaan ilaa hada cidna loo qaban, hase yeeshee waxay dadku ku tuhunsanyihiin in dilalkii bishi hore ka dhacey Xeryaha qaxootiga iyo Magaalada Gaarisa isku meel laga soo abaabuley oo uu sirdoonka Itoobiya ka dambeeyo. Dadka Qaxotiga ah ee Ogadenya ka soo barakacay ee ku sugan dalka Kenya ayay cabsi badani soo foodsaartay kadib markii sirdoonka Wayaanaha (Itoobiya dilal qorsheysan ka fuliyey xeryaha qaxotiga kenya.

Marxumkan ayaa lagu soo waramayaa in aad ugu fiicnaa tacliinta, isaga oo imtixaanada dhawr jeer galey kaalinta 1aad dhamaan Gobolka waqooyi Bari ee Kenya.
Comments (1)Add Comment
0
Marc by Marc Jacobs bags
written by Marc by Marc Jacobs bags, May 17, 2012
Marc by Marc Jacobs bags

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Thursday, 10 March 2011 05:20 )  

Video Feed

Video Feed