Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Khilaafkii u dhexeeyay wadamada uu wabiga Nil maro oo sii fogaaday.

Khilaafkii u dhexeeyay wadamada uu wabiga Nil maro oo sii fogaaday.

E-mail Print PDF
Waxaa meeshii ugu Xumayd Maraya khilaaf waayadan dambe isa sootarayay oo u dhaxeeyay Wadamada uu Maro Wabiga Caanka ah ee nil, Xasarada kataagan Biyaha Wabiga Nile ayaa ah mid Soo noq noqotay kadib Markii laysku Afgaran Waayay sidii loowadagi lahaa biyaha wabiga Nile.

 Kulankii ugu dambeeyay oo ay isugu yimaadeen Wadamada uu wabigu maro ayaa lagu kala dareeray kadib markii laysku Afgaran waayay in is badal lagu sameeyo Sharcigii Hore ee u yaalay Dalalkaasi, Dalalka Masar, iyo Suudaan ayaa ah kuwa isticmaala Biyaha ugu badan ee Wabiga waxayna Arintaasi u Cuntami wayday wadamo dhawr ah oo ay haatan horboodayso Xukuumada Wayaanuhu.

Arinta ayaa haatan taagan meeshii ugu xumayd kadib markay qaar kamida wadamadan kala ah, Tanzania, Rwanda, Uganda and Ethiopia ay sheegeen in 15kii bishan ay gaareen Hishiis Cusub oo ay kaga soo Horjeedaan Hishiis Xaq usiinayey Masar in Biyaha Nile Awoodiisa lahaato, balse Dadka Ku Nool Masar Iyo Sudan ayaa ku Tilmaamay in hishiiskaas yahay mid aan waxba ka Jirin kana Xigaan Geeri hadii Biyahaas wax yar iska dhimaa.
Comments (2)Add Comment
0
...
written by bile, June 21, 2010
waxan u baahanahay warar cusub iyo in laga saaro kolba wararkii hore
halkan waxan ku arkaa marka kasta warar hore oo laga soo tegay lana soo dhafay
24hrs kasat waxa dhacaya qiso ama war cusub maraka waa in lakala sara kacusub iyo kiihore
mahad sanidin
0
nike free
written by nike free, December 26, 2011
We know that people who love nike free barefoot always want the newest and hottest styles on the market, Our customers are usually amazed that products that they can't find anywhere else are available on our website, and all shoes are authentic.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 74 guests online