Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Xubno kamid ah Mucaaradka UDJ oo xabsiga Addis-Ababa loo taxaabay.

Xubno kamid ah Mucaaradka UDJ oo xabsiga Addis-Ababa loo taxaabay.

E-mail Print PDF

Qaar ka mid ah kooxaha Muraacadka Itoobiya ayaa Maanta loo taxaabay Xabisiyada  kadib Markii Policeka Wayaanaha Iyo Mulatarigoodu  xalay iyo habeen hore  Magaalada Addiss Ababa Lagu soo daadinayey, Maalinkii Shalay ahaa ayaa Xafiiska Mucaaradka weerar ay ku qaadeen Kadib Markii T.P.L.F. tu  sheegtay in Xubanaha Mucaaradka ay Dhexdooda Is Khilaafeen taas oo dadka qaarkii ku fasireen Cudur Daarasho been abuur ah, Mid ka mid ah Saraakiisha Mucaaradka ayaa ooga waramay Wargayska Washingtonpost dhacdada halkaasi kasoogaadhay, oo uu lahadalayay,Yeshiwas Assefa oo ka Tirsan Ururka (UDJ).


Dhanka Kale Policeka ayuu ku eedeeyay inay kula kaceen Falal aad u fool xun kuwaasi oo katurjamaya Danta TPLF. Wakaalada Wararka ee Associated Press ayaa iyana shaacisay in Ciidanka Xukuumada TPLF ay ku xireen 12 Mucaaradka Itoobiya Xabsiyada Magaalada Addis Abbaba

Waxaa la filayaa in Doorashooyin kusheega Itopia ay kadhalan doonaan Masiibooyin waawayn oo ay adkaato wax kaqabashadoodu, 3dii Maal mood ee u dambaysay ayaa waxaa Magaalada Addis Abbaba, hadheeyay, Cabsi Iyo Culaysyo siyaasadeed kuwaas oo la filayo inay sii xoogaysan doonaan kana dhalan doonaan Rabshado Siyaasadeed oo wata Masiibooyin Aadaminimo.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 78 guests online