Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Addis ababa oo lagu xidh xidhey dad u badan Ardey

Addis ababa oo lagu xidh xidhey dad u badan Ardey

E-mail Print PDF
Wararka naga oo gaadhaya caasimada xukumada Itoobiya ee Addis ababa ayaa sheegaya in bishii Jan 28, 2010 dad u badan Ardey dhigata Jaamacadaha xabsiga loo taxaabey. Dadkan ayaa badankoodu ka soo jeeda Gobolada Ogadeniya.

Dadkan oo aad u tiro badan ayaa waxaa magacyadooda naga soo gaadheeen dadka kala ah:
  1. Maxamed Muse
  2. Faysal Cabdiqaadir
  3. Khadars Cabdi Faroole
  4. Cabdi Dheere Qaas
  5. Siyaad Sheekh Cabdi
  6. Axmed Nurs xaaji Maxamed Sahid
  7. Maryamo Macalin Cabdulahi
Ma cada sababta dadkan xabsiyada looga buuxiyey, balse dadka arimahan u dhuun daloola ayaa sheegaya in ay qayb ka tahay Isir sooca uu taliska Tigreagu ka wado Ogadeniya.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Monday, 01 February 2010 13:46 )  
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 91 guests online