Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Malase oo Maxamuud Dirir u soo diray Gobolka Shiniile

Malase oo Maxamuud Dirir u soo diray Gobolka Shiniile

E-mail Print PDF
Dawladda Itoobiya ayaa ergo uu ku jiro Maxamuud Dirir u soo diray Gobolka Shiniile oo waayahan ay ka taaqnayd qalalaasooyin waawayn oo u dhexeeyay shacabka iyo Tigreega iyo dagaallo ba’an oo xoogga ONLF iyo Tigreega ku dhex maray meelo kamid ah gobolka Shiniile.  
Ergadan oo dadku ay si wayn uga horyimaadeen ayaa iyaduna waxay sii kicisay dareenka dadka magaalada Diridhab iyo Shiniile.Hase ahaatee waftigan oo mahiimadda ugu way nee loo soo diray ay ahayd in ay tagaan magaalada Shiniile ayna la kulmaan odayaasha si loogu sasabo dadka loona dajiyo ayaa rajada laga qabo in tagaan magaaladaas ay aad u yar tahay, sababo la xidhiidha Maxamuud Dirir laftiisa iyo qolayaha lasocda oo ayna dadku arki karin iyo dadka oo yaqiinsan in dhulkoodii laga fara bixinayo.
 
Ergada ayaa hadda ku sugan magaalada Diridhabo oo dhinacna uga bixin, dadkuna waxa ay sugaan talaabada ugu horaysa ay ee qaadii doonaan.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 57 guests online