Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Wednesday
Feb 08th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Itoobiya oo diyaarinaysa in magaalada Jigjiga la hoos geeyo addisaba

Itoobiya oo diyaarinaysa in magaalada Jigjiga la hoos geeyo addisaba

E-mail Print PDF
Warar hoose oo la isla dhex marayo magaalada Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in ay jiraan qorshayaal qabyo ah oo lagu diyaarinayo sidii magaalada Jigjiga loo hoos geyn lahaa Addisababa loogana madaxbanaaneyn lahaa Kililka 5aad.
 
Tigreega oo wadanka oo dhan gacantooga ku jiro ayaa markii ay la dawakhmeen wax soo saarka saa’idka ah ee magaalada Jigjiga waxa ay ula muuqatay in ay hoos geeyaan magaalada Addisababa, si dhaqaalahaas oo dhami uu unoqdo mid gacabta ugudhaca Tigreega.Jaadka oo ayaa waxaa lagu qiyaasaa in magaalada ay bishii kasoo gasho 30 million oo Dollar,waxa ayna magaaladani noqotay magaalada ugu waxsoo saarka badan dhamaan kililada oo dhan.  
Ma aha amagaaladii ugu horaysay ee ay Tigraagu si toos ah uhoos geeyaan taliska Addisaba markay ka yaabeen dakhligeeda,waxay mar hore Addisabab hoos geeyeen magaalada Diridhaba oo ah magaalooyinka wadnaha u ah dhulka Ogaadeenya.
 
Qolyaha kililka ayaan iyagu wax su’aal ah xataa kulahayn qorshahan ay Tigreega wataan ,waxaase hubaal ah in ay waayayaan lacagtii saa’idka ahayd ee ay ula bexen lacagtii khaliijka ee ay sida xisaab la’aanta ah ugu qayili jireen.lama garanayo goorta ay Tigreegu fulin doonaan qorshahan iyo meesha ay kililkan xarun uga dhigi doonaan.
Comments (0)Add Comment

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 75 guests online