Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Madaxa Ururka Ogaden Voice for Peace oo warbixin dheer seeyey Ciidamo Mareykan ah uu u socda qaarada Afrika

Madaxa Ururka Ogaden Voice for Peace oo warbixin dheer seeyey Ciidamo Mareykan ah uu u socda qaarada Afrika

E-mail Print PDF

Madaxa Uruka Ogaden Voce for Peace oo warbixin dheer seeyey Ciidamo  Mareykan ah uu u socda qaarada AfrikaSan Diego, CA.  Kulan  aad loo soo agaasimay ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacada balaaran ee layiraahdo “ University of San Diego”. Kulankaas waxaa warbixin qoto dheer, oo dhinacyo badan taabanaya lagu siinayey labo boqol iyo konton sarkaal, oo ka kala yimid dhamaan qeybaha kala duwan ee ciidamada Mareykanka. Kulankaas waxaa lagu martiqaaday ineey ka  bixiyaan warbixin qoto dheer labo khabiir oo kala ah  Mr. Cabdi Maxamud oo ah madaxa ururka “Ogaden voice for Peace”, ururkaasoo  ah mid isku dayaya in xal waara loo helo qadiyada geeska Afrika iyo Sarkaal Sarre oo Mareykan, oo ahaan jiray ninka u dajiya qorshaha ay ku hawlgalayaan dhamaan ciidamada mareykanka ee  qaarada Afrika jooga. Waxaa kale uu ka hadley meelaha kala duwan eey Ciidanka Mareykanku ka fadhiyaan Africa iyo ujeedada dheer ee laga leeyahay Africa.  Ciidamadan ayaa la rajeynayaa ineey mar dhow u ambabaxaan qaarada Afrika, ooy ka qeyb qaataan howlgalada baahsan  ooy dawlada mareykanku ka fulineyso qaaradaas.


Mr. Abdi Maxamud ayaa halkaas ciidamada uga warbixiyey guud ahaan marxalada qaarada, gaar ahaan gobolka geeska Afrika. Mr. Maxamud wuxuu ka warbixiyey taariikhdii dheereyd, eek ala duwaneyd oo uu gobolku soo  maray. Waxaa uu uga warbixiyey sideey isu badaleeyso siyaada gobolka, iyo marxalada adag ee uu gobolku hada marayo iyo sideey muhiim u tahay in xal dagadaga loo helo. Wuxuu kale uu ka hadlay siyaasada ka taagan wakhtigan wadanada ay ka kooban yihiin Somalia, Ethiopia, Djibouti, Eritrea, Kenya, Uganda, Tanzania iyo labada Sudan.  Wuxuu kaloo uu kabixiyay fikrad wadankastaba dimoqraadiyada meesha ay marinayaan.  Faahfaahintan oo dheerayd waxay kaloy taabatay dhibka siyaasada ah ee wadamadaa ka haysta gudahooda

Sarkaalkii Sarre aadna ugu dhuun daloola arimaha qaarada guud ahaan  wuxuu aad u muujiyey muhiimada ah ineey dhamaan ciidamadoodu fahmaan qorshohooda qotoda dheer oo mareykanku ka lee yahay qaarada iyo hawlgalada wax ku oolka ah oo mareykanku hada kawadaan guud ahaan qaarada iyo gaar ahaan gobolka geeska Afrika.

Waxaa kaloo kulankaas ka soo qeyb galay madaxda jaamacada iyo aqoonyahano wax ka dhiga jaamacada. Kulankaasna waxaa lagu soo gabagabeeyay casho sharaf aay ka wada qeyb qaateen dhamaan dadkii kulanka ka soo qeyb galay.  
Hadaad rabtaan in aad Ogaden Voice for Peace wax ka ogaatan, tag
www.ogadenvoice.org

 

Comments (18)Add Comment
0
...
written by mohamed, December 07, 2011
This is great news for ogadenia people we love U.S.A i believe without U.S we are not winning Ethiopia dictator trying to give false story in the U.S but didnt work becuase he wanted hidden ogadenia Genocide im so happy to see United states to understand what is going on in ogaden i cant wait to see U.S to bring justice on E thiopia dictator
0
they know evrything about~
written by AliHassan, December 07, 2011
American Government Know more about the ogaden conflict but they support every regime in Ethiopia Haile Salase to this Criminal Males Zenawe. i Dont beleive that they care about Human rights, instead they are going after their interst in the Horn Of africa.
0
...
written by mohamuud, December 07, 2011
we need Americans not to harm the Ogadenies freedom struggle, instead of helping, we have no objection if they can help Ethiopian problems of poverty, AIDS and social unrest, also it will be helpful if they can advise to end colonialism of their African neighbors to get them out of Ogaden peacefully.
0
Shaqo wanaagsan
written by Omar, December 08, 2011
Ragan shaqaynaya ee dadka madaxtooyada Mareykanka qaban doona iminka ka dhaadhicinaya dadkeenuu dhibka iyo xaqdarada haysata waal guul culus oo ajirna ay ka helayaan.

Shaqada sii wada!
0
nothing from America
written by alihasan, December 08, 2011
I don't have any hope from any American Administration to pressure any regime Ethiopia to stop their century old repression in the Ogaden.
0
...
written by alihasan, December 08, 2011
they listen our our words but they don't act anything against the regime In Addis.
0
...
written by BASHIR OGADENIA, December 08, 2011
United States and OGADEN they have long time good relationships last 30 years ogadenia people s were struggle hard for their own independent until now you can see thousands ogadenian peoplre who protest against Ethiopia dictator meles zanawi he wanted continue to occupied in OGADEN but ogadenia people they say NO you cannot occupied in OGADEN any more thats why they are fighting for bu worst thing is china want drill ogaden oil because chine has friendships with ethiopia dictaor seem to that china he start cold war with United States of America including NATO so this is time to do something about china aregeme and ethiopia regeme we are always love AMERICA
0
kkkkkkkkkk
written by alihasan, December 09, 2011
BASHIR OGADENI: you protest but do they care your demand and ever tell you any thing good??
they( USA) are the main financiers of the Genocide in the Ogaden.
0
america ayaa maalgalisa xasuqa Ogadenya!
written by alihasan, December 09, 2011
Waa inaan ogaannaa in xasuuqa Ogaden ay maraykan maal-galinta bixiyaan si toosa iyo si dadbanba waana inaan u fahannaa Sidaas wararka ay kaa dhagaystaanna waxay la wadaagaan Cadowga oo ay ka war-galiyaan xaalkaaga meesha uu marayo, kolkaas inaga waxay ilatahay inaan sidan si ka badan isugu tashanno ooynaan America iyo Yurub midna ka sugin inay inoo hiiliyaan. Waan ognahay Qaddiyada Ogaden waxay ahay tan kaliya ee abid midaysay Labadii Quwadood ee Soviet-ka iyo Nato wax kalen a ma ahan ee waa in Kuwa Addis Jooga ay Gaalo yihiin inaguna aan muslim nahay si kasta oon ugu sheegno in aynaan Cidna Khatar ku ahyana ma rumeeyaan waana ognahay Taas. kolkaas aad yaan la isugu halayn Nimankaas.
0
...
written by north face winter coats, February 15, 2012
"The President, store that makes sense, like the north face and store in a hurry, but the troops actually in the mobilization of the north face. Moreover, even if the north face turn back the team or into the Russia people's positions? their store always gives the north face a time not force adjusting?"The north face are, of course, hope to have time for you to adjust, the north face is really withstand." President of another anxious says: "some people have called for the north face men the north face are incompetent, then go on like this, the north face fear locations will not listen to the north face of himself to go it alone, and the north face the north face's plan cannot be told locations, sth"
0
...
written by louis vuitton monogram blocks, February 29, 2012
Fantastic article. Previously I to spend much private time in outdoor activities, it was quite different way in reading at home buy fresh for me. Another way to relax!
0
iwc swiss replica watches
written by iwc swiss replica watches, March 01, 2012
Hey, I think you create an awesome blog. Keep up the great work!
0
Louis Vuitton UK/ http://www.mylouisvuittonuk.org
written by Louis Vuitton UK, March 12, 2012
Louis Vuitton UK swept the world, Louis Vuitton bags is a sign of fashion, while our bags factory outlets, if you wish, you can choose our web
0
Wholesale Nike Basketball shoes
written by huangBasketball, March 30, 2012
Wholesale Nike Basketball shoes
Adidas Crazy 8
Kobe Dream Season
Kobe Olympic Shoes
Nike Air Max FLY BY
Nike Zoom Hyperdunk 2011
Nike Zoom Hyperdunk 2011 Low
Nike Zoom Hyperforce
Nike Zoom Hyperfuse
Nike Zoom Hyperfuse 2011
Nike Zoom Hyperfuse Low
Nike Zoom Kobe 4
Nike Zoom Kobe 5
Nike Zoom Kobe 6
Nike Zoom Kobe 6 Kids
Nike Zoom Kobe 6 Womens
Nike Zoom Kobe 7
Nike ZOOM Kobe KB 24
0
cheap nike air max
written by air max 2012, April 27, 2012
Oh wow.... Congrats... Best of luck for your future...
0
true religion outlet
written by hsky, May 10, 2012

Fashion wardrobe of beautiful women for the selection of jeans are very versed in their outfit out effect can at a glance. The compact body girl I use jeans weaknesses. With their own fashion style. Denim design trends from 2008 to 2009 the major brands of jeans, they played retro banner can be seen in some brands of poster advertising. First, the color processing and selection, but also presents a classic retro texture.
0
...
written by mlb hats, May 19, 2012
Very informative post. Thanks for taking the time to share your view with us.
0
Nike Air Foamposite Pro
written by Nike Air Foamposite Pro, May 20, 2012
I really love your website, it's so useful

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Wednesday, 07 December 2011 05:05 )  

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 55 guests online