Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Monday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Wararka Itoobiya Hotelada Addis baba oo baadhitaano ka socdaan

Hotelada Addis baba oo baadhitaano ka socdaan

E-mail Print PDF
Ethiopian Dictator, Meles ZenawiWararka naga soo gaadhaya xarunta gumeysga Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in sedexdii habeen ee la soo dhaafey ay baadhitaano xoog leh ka socdeen goobaha Hotelada ah ee la seexdo.
Ma cada sababta keentey cabsida ku wajahan baadhitaanadan, balse waxaa jira warar tibaaxaya in ciidamo hubeysan oo ka soo jeeda qoomiyada Amxaarada ay so galeen magaalada, halka dadka qaar ku waramayaan in ay jirto cabsi ka dhalatey sicir bararka ka aloosmey guud ahaan Itoobiya. Sicir bararkan oo kor u qaadey qiimaha maceeshadaha kala duwan oo keentey in dad badani awoodi waayaan nolol maalmeedkoodii
Comments (2)Add Comment
0
...
written by Bashir Ogadenia, December 05, 2010
verey hard to see this ugly criminaldictator picture can isee somehing else this man he is baby killer i

i hope one day interanational community to bring him to justice this monkey man he deserve to die
0
mulberry bags
written by mulberry bags, May 17, 2012
mulberry bags

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
Last Updated ( Sunday, 28 November 2010 23:24 )  

Video Feed

Video Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 57 guests online